{"id":2890,"date":"2018-07-31T10:01:19","date_gmt":"2018-07-31T09:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2890"},"modified":"2018-07-31T10:01:19","modified_gmt":"2018-07-31T09:01:19","slug":"cristiano-ronaldo-oo-tababarkiisii-ugu-horeeyay-laqaatay-kooxdiisa-cusub-ee-juventus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/cristiano-ronaldo-oo-tababarkiisii-ugu-horeeyay-laqaatay-kooxdiisa-cusub-ee-juventus\/","title":{"rendered":"Cristiano Ronaldo Oo Tababarkiisii Ugu Horeeyay laqaatay kooxdiisa cusub ee Juventus."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Juventus ayaa dib u soo dhawaysay xiddigihii kaga maqnaa fasaxii koobka adduunka taas oo la macno ah in ay ahayd maalintii ugu horaysay ee Shaqada cusub ee Cristiano Ronaldo.<\/p>\n<p>Waxa uu tababarka kula biiray xiddigaha Gonzalo Higuain, Paulo Dybala, Douglas Costa, Ricardo Bentancur &amp; Juan Cuadrado kuwaas oo iyaguna dhawaan ku soo laabtay tababarka.<\/p>\n<p>Xiddigaha kor ku xusan ayaa baaritaano caafimaad iyo tababar fudud ku qaatay garoonka tababarka ee Turin halka xiddigaha Juventus \u00a0ay ku sugan yihiin America.<\/p>\n<p>Aldo Dolcetti oo ah gacanta midig ee tababare Massimiliano Allegri iyo waliba qof uu ku kalsoon yahay ayaa la socon doona horumarka tababarka xiddigaha.<\/p>\n<p>Waxa la filayaa in uu Cristiano Ronaldo kulankiisa ugu horeeya u safto kooxda Juventus kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Villa Perosa 12 bisha August.<\/p>\n<p>Tigidhadii kulankaas lagu daawan lahaa oo dhan 5,000 ayaa haatan dhamaantood la wada iibsaday inkasta oo ayna wali ciyaartu dhawayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Juventus ayaa dib u soo dhawaysay xiddigihii kaga maqnaa fasaxii koobka adduunka taas oo la macno ah in ay ahayd maalintii ugu horaysay ee Shaqada cusub ee Cristiano Ronaldo. Waxa uu tababarka kula biiray xiddigaha Gonzalo Higuain, Paulo Dybala, Douglas Costa, Ricardo Bentancur &amp; Juan Cuadrado kuwaas oo iyaguna dhawaan ku soo laabtay tababarka&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2891,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2890"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2890"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2890\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}