{"id":28898,"date":"2019-09-19T06:03:21","date_gmt":"2019-09-19T05:03:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=28898"},"modified":"2019-09-19T06:03:21","modified_gmt":"2019-09-19T05:03:21","slug":"10ka-dal-ee-ugu-dhallinyarada-badan-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/10ka-dal-ee-ugu-dhallinyarada-badan-adduunka\/","title":{"rendered":"10ka dal ee ugu dhallinyarada badan Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adaha Qaramada Midoobey ee\u00a0 tirakoobka iyo la socodka Taranka ayaa sheegaya in dalalka ugu dhallinyarada badan Adduunka ay noqdeen Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Sahan lagu sameeyay dalalka ay dadkooda u badanyihiin Dhallinyarada ayaa waxaa 10ka dal ee ugu horreysa qaatay Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Xitaa 20ka dal ee ugu horreysa waxaa ka soo muuqday kaliya dalka Afghanistan,waxaana 19ka kale ay noqdeen Afrikaan.<\/p>\n<p>Dalka dadkiisu ugu dhallinyarada badanyihiin waxaa uu noqday dalka Niger,waxaana da&#8217;da dhex dhexaadka u ah 15.2\u00a0 sano jir , halka Mareykanka uu da&#8217;da dhex dhexaadka u yahay 38 sano jir.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Qaramada Midoobey u qaabilsan tirakoobka dadka Adduunka ayaa sheegtay in dadka Niger oo hadda ah 21 milyan ay saddex jibaarmi doonaan sanadka 2050,waxaana sababata lagu sheegay heerka taranka oo aad u sarreeya.<\/p>\n<p>Hooyada bedqabta ee Niger ayey warbixintu sheegtay in cel celis ahaan dhasho 7 cunug nolosheeda oo dhan.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada dal ee ku xiga uguna da&#8217;da yar waa kuwo labada dhinac ka xiga dalka Niger waxaana Chad iyo Maali, da&#8217;da dhexdhexaadka ee dadkooda waxaa lagu sheegay 16.3 sano jir.<\/p>\n<p>Todobada dal ee soo haray ayaa kala ah; Somalia, Uganda, Angola, Democratic Republic of Congo, Burundi, Mozambique iyo\u00a0 Zambia, dalka Zambia ayaana da&#8217;da dhexdhexaadka dadkiisa lagu sheegay 17.6 Sano jir.<\/p>\n<p>Isha:mercatornet.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adaha Qaramada Midoobey ee\u00a0 tirakoobka iyo la socodka Taranka ayaa sheegaya in dalalka ugu dhallinyarada badan Adduunka ay noqdeen Qaaradda Afrika. Sahan lagu sameeyay dalalka ay dadkooda u badanyihiin Dhallinyarada ayaa waxaa 10ka dal ee ugu horreysa qaatay Qaaradda Afrika. Xitaa 20ka dal ee ugu horreysa waxaa ka soo muuqday kaliya dalka Afghanistan,waxaana 19ka kale&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":28899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28898"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28898"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28898\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}