{"id":28894,"date":"2019-09-19T05:49:03","date_gmt":"2019-09-19T04:49:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=28894"},"modified":"2019-09-19T05:52:14","modified_gmt":"2019-09-19T04:52:14","slug":"midowga-yurub-oo-tababaray-qeybta-ka-mid-ah-ciidanka-danab-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/midowga-yurub-oo-tababaray-qeybta-ka-mid-ah-ciidanka-danab-sawirro\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo tababaray qeybta ka mid ah Ciidanka DANAB, Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu tababaray qeyb ka mid ah Ciidanka Lugta ee DANAB.<\/p>\n<p>Qoraal lagu daabacay Bogga Twitterka Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay sawirrada Ciidamo ka tirsan DANAB oo tababar sameynaya sidoo kalena ridaya rasaas nool nool.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EEw12H0W4AI8mw3?format=jpg&amp;name=360x360\" alt=\"Image\" width=\"673\" height=\"456\" \/><\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa Ciidamadan ku tilmaamay qeybta Afaraad ee Ciidanka lugta ee DANAB, kuwaas oo dowladda Soomaaliya loo tababarayo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EEw12H7XkAAq4Wg?format=jpg&amp;name=360x360\" alt=\"Image\" width=\"671\" height=\"442\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya loo tababaro ayaa waxaa ay tababarrada ka helaan Dowladaha Mareykankam Turkiga, Midowga Yurub iyo AMISOM.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EEw12H7XkAAq4Wg?format=jpg&amp;name=360x360\" alt=\"Image\" width=\"671\" height=\"442\" \/><\/p>\n<p>AMISOM ayaa inta badan tababarta Booliska Soomaaliya halka Waddamada Mareykanka iyo Midowga Yurub tababaraan Ciidamada gaarka ah sida DANAB.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EEw12H7W4AAesV3?format=jpg&amp;name=360x360\" alt=\"Image\" width=\"671\" height=\"447\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa Muqdisho iyo dalkeedaba ku tababarta Ciidamada Milatariga, kuwa Cirka iyo kuwa Badda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu tababaray qeyb ka mid ah Ciidanka Lugta ee DANAB. Qoraal lagu daabacay Bogga Twitterka Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay sawirrada Ciidamo ka tirsan DANAB oo tababar sameynaya sidoo kalena ridaya rasaas nool nool. Midowga Yurub ayaa Ciidamadan ku tilmaamay qeybta Afaraad ee Ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":28897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28894"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28894"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28894\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}