{"id":28876,"date":"2019-09-18T18:56:07","date_gmt":"2019-09-18T17:56:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=28876"},"modified":"2019-09-18T21:10:39","modified_gmt":"2019-09-18T20:10:39","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-golaha-shacabka-oo-isku-day-dil-ka-badbaay-iyo-ilaaladiisa-oo-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaan-ka-tirsan-golaha-shacabka-oo-isku-day-dil-ka-badbaay-iyo-ilaaladiisa-oo-la-dilay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo isku day dil ka badbaaday iyo ilaaladiisa oo la dilay."},"content":{"rendered":"<p>Warar goordhow soo gaaray warqabadka\u00a0 Mustaqbal ayaa sheegaya in Xildhibaan C\/Qaadir Caraboow oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya uu ka badbaaday qarax lagula eegtay wadada Maka Al-Mukarama ee bartamaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa Miino wadada la dhigay ayaa lala eegtay gaadiid uu watay Xildhibaanka, iyada oo qaraxa khasaaraha ugu badan uu gaarsiiyay gaari Cabdi Bile ah oo ilaalinayay Xildhibaanka.<\/p>\n<p>Saraakiil dhinaca amaanka ah ayaa Warbaahinta Mustaqbal u sheegay in qaraxa ay ku geeriyoodeen 3 qof oo laba kamida ay ahaayeen Illaalada Xildhibaanka, halka qof kalena uu ahaa Nin Darawalka Mooto Bajaaj wadada mareysay.<\/p>\n<p>Xildhibaanka Caraboow ayaa la sheegay in goobta laga kexeeyay isaga oo bedqaba, waxaana halkaasi rasaas dhowr jiho u riday ilaalada Xildhibaanka iyo askar kale oo ku sugneyd isgoyska Xaaji Baasto ee magaalada Muqdisho oo ah goobta uu kadhacay Qaraxu.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale jira dad dhaawacyo ay ka soo gaareen qaraxa oo u abdnaa kuwo ku sugnaa Hoteel cusub oo caawa loo fadhiyay xafladiisa xarig jarka, kaasoo ku yaala meel kudhow goobta qaraxa\u00a0 ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar goordhow soo gaaray warqabadka\u00a0 Mustaqbal ayaa sheegaya in Xildhibaan C\/Qaadir Caraboow oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya uu ka badbaaday qarax lagula eegtay wadada Maka Al-Mukarama ee bartamaha magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa Miino wadada la dhigay ayaa lala eegtay gaadiid uu watay Xildhibaanka, iyada oo qaraxa khasaaraha ugu badan uu gaarsiiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":28877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28876"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28876"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28876\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}