{"id":28858,"date":"2019-09-18T09:34:30","date_gmt":"2019-09-18T08:34:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=28858"},"modified":"2019-09-18T09:42:00","modified_gmt":"2019-09-18T08:42:00","slug":"injineer-turki-ah-oo-lagu-dhaawacay-qarax-ka-dhacay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/injineer-turki-ah-oo-lagu-dhaawacay-qarax-ka-dhacay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Injineer Turki ah oo lagu dhaawacay qarax ka  dhacay duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari ay wateen miino kula kacday inta u dhaxeysa Jaamacadda Shabeelle iyo Degaanka Tabeellaha.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-28862\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1-265x198.jpg 265w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/TURK-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Qaraxa ayaa lala beegsaday Injineer Turki ah oo qeyb ka ahaa dadka dhisaya Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Dadka dhaawacmay ayaa kala ah Injineerka Turkiga ah iyo labo qof oo ilaaladiisa ah kuwaas oo ah Muwaaddiniin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-28863\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino.jpg\" alt=\"\" width=\"774\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino.jpg 774w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino-300x225.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino-768x576.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino-80x60.jpg 80w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino-265x198.jpg 265w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino-696x522.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Miino-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 774px) 100vw, 774px\" \/><\/p>\n<p>Xilliga uu qaraxa dhacayay Injineerka ayaa waxaa uu kormeerayay qeybaha dhismaha ee Waddada,waxaana dhaawaciisa loo soo qaaday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waddadan u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ku socda Dhisme,waxaana ka jirin dhaq dhaqaaqa Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.<\/p>\n<p>Dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa taageeraya Dowladda Qadar waxaana qandaraaska dhismaha heysta Sharikad laga leeyahay Dalka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari ay wateen miino kula kacday inta u dhaxeysa Jaamacadda Shabeelle iyo Degaanka Tabeellaha. Qaraxa ayaa lala beegsaday Injineer Turki ah oo qeyb ka ahaa dadka dhisaya Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Dadka dhaawacmay ayaa kala ah Injineerka Turkiga ah iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":28864,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28858"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28858"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28858\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}