{"id":2869,"date":"2018-07-31T09:27:41","date_gmt":"2018-07-31T08:27:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2869"},"modified":"2018-07-31T09:27:41","modified_gmt":"2018-07-31T08:27:41","slug":"willian-oo-ugu-dambeyn-ka-hadlay-mustaqbalkiisa-chelsea-muxuu-yiri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/willian-oo-ugu-dambeyn-ka-hadlay-mustaqbalkiisa-chelsea-muxuu-yiri\/","title":{"rendered":"Willian oo ugu dambeyn ka hadlay Mustaqbalkiisa Chelsea, Muxuu yiri?"},"content":{"rendered":"<p>Xidiga ay ku raad joogeen kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee Wiliam ayaa ku dhawaaqay inuu iska siijogayo kooxdiisa Chelsea.<\/p>\n<p>Laacibkan reer Prazil ayaa waxaa aad loola xiririyay inuu u dhaqaaqayo kooxda Real Madrid oo dalab qaali ah kaso gudbisay weraryahankan balse sida uu qorayo wargeyska Mirir Wiliam ayaa go\u2019aansaday inuu baaqi kusii ahaado garoonka Chelsea si uu ula shaqeeyo macalinka cusub ee koxda Sari oo dhawaan loo dhiibay shaqada kooxda London.<\/p>\n<p>Wiliam oo la hadlay Mirir ayaa yiri\u201d Ugu dambeyn wxaan go\u2019aan saday inaan iska sii joogo halkan oo aan lasii shaqeeyo macalinkeyga cusub ee Sari waan ogahay dalabyo kala duwan ayaa iga soo gaaray kooxaha Real iyo Barca lkn go\u2019aankeyga waa inaan sii joogo Chelsea ayuu hadalkiisa kuso koobay Wiliam oo ka hadlayay mustaqbalkiisa kooxda Chelsea.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidiga ay ku raad joogeen kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee Wiliam ayaa ku dhawaaqay inuu iska siijogayo kooxdiisa Chelsea. Laacibkan reer Prazil ayaa waxaa aad loola xiririyay inuu u dhaqaaqayo kooxda Real Madrid oo dalab qaali ah kaso gudbisay weraryahankan balse sida uu qorayo wargeyska Mirir Wiliam ayaa go\u2019aansaday inuu baaqi kusii ahaado garoonka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2874,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2869"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2869"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2869\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}