{"id":26624,"date":"2019-08-01T09:56:12","date_gmt":"2019-08-01T08:56:12","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=26624"},"modified":"2019-08-01T10:04:36","modified_gmt":"2019-08-01T09:04:36","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-iska-celiyay-dhalashadii-2aad-ee-uu-ka-heystay-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-iska-celiyay-dhalashadii-2aad-ee-uu-ka-heystay-mareykanka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo iska celiyay dhalashadii 2aad ee uu ka heystay Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska celiyay dhashadiisii 2aad ee Mareykanka.<\/p>\n<p>War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya laguna faah faahinayay arrintan ayaa u qornaa;<\/p>\n<p>Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka qaatay dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Hawshani waa mid soo socotay in muddo ah oo ay ku hawlanaayeen sharciyaqaanno iyo xafiisyada qaabilsan jinsiyadaha ee Soomaaliya iyo Mareykanka.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku noolaa dalka Mareykanka muddo dheer isaga oo ka kororsaday aqoon iyo khibrado shaqo oo kala duwan, wuxuuna Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka noqdoy Ra&#8217;iisul Wasaare sanadkii 2010.<\/p>\n<p>Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa oggolaanaya in muwaadinka Soomaaliyeed uu qaadan karo jinsiyad kale, balse markii la doortay ka dib, Madaxweynuhu waxa uu si iskiis ah u bilaabay qorshaha celinta baasaboorka labaad ee Mareykanka ah taas oo maanta soo idlaatay.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/67558608_1105330639666678_9099431813406785536_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_oc=AQmUNFGI9KWHNK3s1L7FzslnLb6VVCvSwISqisfbNhDBTaAAAPZ1FrozVV7fIB_TlgE&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=0af852eab9cfb8a4b3d5fea511f2ffbc&amp;oe=5DEB4E89\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska celiyay dhashadiisii 2aad ee Mareykanka. War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya laguna faah faahinayay arrintan ayaa u qornaa; Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":13880,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26624"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26624"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26624\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}