{"id":2592,"date":"2018-07-28T11:54:22","date_gmt":"2018-07-28T10:54:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2592"},"modified":"2018-07-28T11:55:08","modified_gmt":"2018-07-28T10:55:08","slug":"jalalabaad-koox-hubeysan-oo-qaraxyo-iyo-weerar-ka-wada-xarun-caafimaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jalalabaad-koox-hubeysan-oo-qaraxyo-iyo-weerar-ka-wada-xarun-caafimaad\/","title":{"rendered":"Jalalabaad:  koox hubeysan oo qaraxyo iyo weerar ka wada xarun Caafimaad"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Dalka Afghanistan gaar ahaan Magaalada Jalalabaad waxaa ay sheegayaan in Koox hubeysan ay weerar ku hayaan Xarun Caafimaad iyada oo ilaa hadda la xaqiijiyay dhaawaca 4 qof.<\/p>\n<p>Kooxda ayaa qarax ku billaabay weerarkooda,waxaa ay sidoo kale gudaha u galeen Xarunta Tababarka Caafimaadka ee Jalalabaad oo Haweenka lagu baro Umulisonimada.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Maamulka Magaalada oo lagu magacaabo\u00a0Attaullah Khogyani,ayaa sheegay in Ciidamada dowladdaay 69 qof ka saareen Xarunta meel amaan ahna geeyeen.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in howlgal xoog leh uu socdo Ciidamadana isku dayayaan in ay Kooxda ka saaraan Xarunta Caafimaad.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda ayuu sheegay in ay ku daaheen fur furidda Miinooyin Kooxda ay ku xir xireen darbiyada xarunta iyo waddooyinka laga galo Xarunta Caafimaad.<\/p>\n<p>Magaalada Jalalabaad,waxaa ay marti gelisay weerarro xiriir ah oo todobaadyadii la soo dhaafay ka dhacayay iyada oo inta badan Daalibaan iyo Daacish ay sheeganayeen weerarradaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Dalka Afghanistan gaar ahaan Magaalada Jalalabaad waxaa ay sheegayaan in Koox hubeysan ay weerar ku hayaan Xarun Caafimaad iyada oo ilaa hadda la xaqiijiyay dhaawaca 4 qof. Kooxda ayaa qarax ku billaabay weerarkooda,waxaa ay sidoo kale gudaha u galeen Xarunta Tababarka Caafimaadka ee Jalalabaad oo Haweenka lagu baro Umulisonimada. Afhayeen u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2594,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2592"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2592"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2592\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}