{"id":2548,"date":"2018-07-28T05:12:08","date_gmt":"2018-07-28T04:12:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2548"},"modified":"2018-07-28T05:12:08","modified_gmt":"2018-07-28T04:12:08","slug":"raisalwasaare-kheyre-oo-wasiirka-ciyaaraha-amray-in-ay-la-wareegto-stadium-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raisalwasaare-kheyre-oo-wasiirka-ciyaaraha-amray-in-ay-la-wareegto-stadium-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isalwasaare Kheyre oo wasiirka Ciyaaraha amray in ay la wareegto Stadium Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray Wasiiradda Dhallinyarda iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye in ay dedejiso qorsha ay Ciidanka AMISOM uga guurayaan Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Mr Kheyre waxaa uu sheegay in AMISOM marka ay ka baxdo Garoonka dib u dhis lagu sameynayo lana wareegeyso Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaare Kheyre ayaa xusay in Wasiiradda uu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u guda gasho howsha la wareegidda Garoonka Stadium Muqdisho oo ay 11kii Sano ee la soo dhaafay ay isu dhaafeen Ciidamadii Itoobiya ee 2006dii soo galay dalka iyo Ciidanka AMISOM.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray Wasiiradda Dhallinyarda iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye in ay dedejiso qorsha ay Ciidanka AMISOM uga guurayaan Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho. Mr Kheyre waxaa uu sheegay in AMISOM marka ay ka baxdo Garoonka dib u dhis lagu sameynayo lana wareegeyso Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya. Ra&#8217;isalwasaare Kheyre ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2549,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2548"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2548"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2548\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}