{"id":2540,"date":"2018-07-27T22:05:55","date_gmt":"2018-07-27T21:05:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2540"},"modified":"2018-07-27T22:08:52","modified_gmt":"2018-07-27T21:08:52","slug":"wasiirku-ma-sameyn-karaa-magacaabis-xil-ka-qaadid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirku-ma-sameyn-karaa-magacaabis-xil-ka-qaadid\/","title":{"rendered":"Wasiirku ma sameyn karaa magacaabis &#038; xil ka qaadid?"},"content":{"rendered":"<p>26-July-2018; wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad; ayaa soosaaray xaashida summaddeedu tahay MFA\/FRS\/OM\/7118\/2018, taas oo ujeedkeedu ahaa magacaabista danjire Cali Maxamed Cali; oo loo magacaabay la taliyaha wasaaradda iyo danjire Siciid Xaaji Maxamuud oo loo magacaabay xog-hayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, isaga oo si kmg ah u haynaya xilka xog-hayaha joogtada, sida ku xusan warqadda wasiir Cawad waxa ay\u00a0 magacaabistaasi dhaqangeleysay isla taariikhda ay warqadda magacaabistu soo baxday oo ahayd 26-July-2018; oo ku beegnayd khamiistii hore.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-2541 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/IMG-20180727-WA0011.jpg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"877\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/IMG-20180727-WA0011.jpg 698w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/IMG-20180727-WA0011-239x300.jpg 239w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/IMG-20180727-WA0011-696x874.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/IMG-20180727-WA0011-334x420.jpg 334w\" sizes=\"(max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/p>\n<p>haddaba Wasiirku xilka ma ka qaadi karaa xilka xog-hayaha joogtada, mise magacaabi karaa agaasimaha guud?<\/p>\n<p>May-2018; Wasiirka koowaad ee xukuumadda FS, Xasan Cali Kheyre; ayaa soosaaray amar toos ah oo ku socda xubnaha golaha wasiirada, kaas oo lagu mamnuucay xil ka qaadista xog-hayeyaasha joogtada ah iyo agaasimeyaasha guud iyada oo aan la helin ogolaanshaha Wasiirka koowaad.<\/p>\n<p>halkan ka aqri xaashida lagu mamnuucay xil ka qaadista Agaasimeyaasha iyo xog-hayeyaasha joogtada ah<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Joojin-xil-ka-qaadis.pdf\">Joojin xil-ka qaadis<\/a><\/p>\n<p>Inkasta oo warqadda magacaabista xilalka ee uu soosaaray wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya la ogeysiiyey madaxweynaha iyo raisalwasaaraha haddana haddii ay magacaabistaasi hirgashay isla maalinkii la soosaaray waxa ay u muuqataa in ay jebisay amarka ku soo baxay xaashida summaddeedu tahay XRW\/0342\/05\/2018, oo soosaaray xafiiska raisalwasaaruhuu bishii May ee sanadkan taas oo si cad looga reebay xubnaha golaha wasiirada in ay xil-ka qaadis ku sameeyaan xog-haeyaasha joogtada ah iyo agaasimeyaasha guud,<\/p>\n<p>Mustaqbal Radio<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26-July-2018; wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad; ayaa soosaaray xaashida summaddeedu tahay MFA\/FRS\/OM\/7118\/2018, taas oo ujeedkeedu ahaa magacaabista danjire Cali Maxamed Cali; oo loo magacaabay la taliyaha wasaaradda iyo danjire Siciid Xaaji Maxamuud oo loo magacaabay xog-hayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, isaga oo si kmg ah u haynaya xilka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2543,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2540"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2540"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2540\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}