{"id":25248,"date":"2019-07-07T06:17:48","date_gmt":"2019-07-07T05:17:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=25248"},"modified":"2019-07-07T06:17:48","modified_gmt":"2019-07-07T05:17:48","slug":"shaqo-codeeyayaal-aan-joogto-ahayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shaqo-codeeyayaal-aan-joogto-ahayn\/","title":{"rendered":"Shaqo: codeeyayaal aan joogto ahayn"},"content":{"rendered":"<p>Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital (Webiste &amp; Social media), waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho<\/p>\n<p>Kaalinta: Codeeyeyaal (Announcers)<\/p>\n<p>Faahfaahin Shaqo maalmeed<\/p>\n<p>Mustaqbal Waxa ay raadineysaa 3 qof oo u qabta shaqada Codeeyeyaal aan joogto ahayn kuwaas oo ku codeynaya maqaalada Maqalka &amp; Muuqaalka.<\/p>\n<p><strong>Afafka<\/strong><\/p>\n<p>Soomaali (Waa in uu\/ ay si wanaagsan u qori karto ugu hadli karto waxna ku curin karto<\/p>\n<p>English: Fahmi karo<\/p>\n<p>Carabi: Fahmi karo<\/p>\n<p>Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu\/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.<\/p>\n<p><strong>Aqoonta &amp; Xirfadda<\/strong><\/p>\n<p>Codeeyaha waxa looga baahan yahay<\/p>\n<ol>\n<li>In uu\/ay si fiican ugu hadli karo, u qori karo una fahmi karo Afka Soomaaliga (Lahjadaha Mayga &amp; Maxaatiriga)<\/li>\n<li>In uu\/ay Dhameysay Dugsiga sare<\/li>\n<li>In codkiisu\/codkeedu yahay cod miisaan leh (Deeper voice)<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah?<\/strong><\/p>\n<p>1) CV (Sooyaal)<\/p>\n<p>2) Katalabixinta shaqaaleysiinta<\/p>\n<p>Emailka Codsiga<\/p>\n<p>To: mustaqbalfm@gmail.com<\/p>\n<p>CC:info@mustaqbalradio.net<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital (Webiste &amp; Social media), waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Kaalinta: Codeeyeyaal (Announcers) Faahfaahin Shaqo maalmeed Mustaqbal Waxa ay raadineysaa 3 qof oo u qabta shaqada Codeeyeyaal aan joogto ahayn kuwaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":25249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,72,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25248"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25248"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25248\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}