{"id":2478,"date":"2018-07-26T13:43:12","date_gmt":"2018-07-26T12:43:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2478"},"modified":"2018-08-30T13:26:25","modified_gmt":"2018-08-30T12:26:25","slug":"japan-oo-sameysay-masaajid-guur-guurasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/japan-oo-sameysay-masaajid-guur-guurasawirro\/","title":{"rendered":"Japan oo sameysay Masaajid guur guura,sawirro,Muuqaal"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Japan ayaa sameysay Masaajid guur guuraya si ay u soo jiidato Muslimiinta ka qeybgelaya Ciyaaraha Olympics-ka ee sanadka 2020ka ka dhacay Dalka Japan.<\/p>\n<figure style=\"width: 1000px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/26\/0cd0cda220d44f4d9e1bc0203abb0414_18.jpg\" alt=\"Image result for Japan: Moving mosque welcomes Muslims\" width=\"1000\" height=\"562\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Qof gelaya masaajidka Guur guura.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Yasuharu Inoue, oo ah Madaha Hay&#8217;adda Yasu, ee qaban qaabineysa Ciyaaraha ayaa sheegay in ay ugu talagaleen Masaajidka guuraya Muslimiinta ka qeybgelaya Ciyaaraha si ay u dareemaan in ay joogaan Gurigooda oo kale.<\/p>\n<figure style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/imagecache\/mbdxxlarge\/mritems\/Images\/2018\/7\/26\/463a2a79271a402ab9305183dabe223b_18.jpg\" alt=\"Japan: Moving mosque welcomes Muslims\" width=\"800\" height=\"450\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Tiro Muslimiin ah oo ku cibaadeysanaya masaajidka guur guura.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Hay&#8217;adda qaban qaabada Ciyaaraha sanadka 2020ka ee dalka Japan ayaa todobaadkan Garoonka\u00a0Toyota Stadium ku soo bandhigtay Masaajidka guur guura oo saaran Gaari Bas ah.<\/p>\n<p>Masaajidka oo uu Culeyskiisa yahay 25 Tan,waxaa uu gaarayaa 48 Iskuweer Mitir,waxaana markiiba ku dukan karta 50 Qof.<\/p>\n<figure style=\"width: 1000px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/26\/116a336c451c47238bff9de306694a43_18.jpg\" alt=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/26\/\" width=\"1000\" height=\"562\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gaariga uu ku jiro Masaajidka Guur guura.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dalka Japan waxaa ku nool\u00a0 100,000 \u00a0ama 200,000,kuwaas oo isugu jira dad u dhashay dalkaas iyo kuwo dal xiisayaal ah.<\/p>\n<figure style=\"width: 1000px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/nationalpostcom.files.wordpress.com\/2018\/07\/ttx801-ap.jpg\" alt=\"Image result for Japan: Moving mosque welcomes Muslims\" width=\"1000\" height=\"750\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Munaasibadda Xarig jarka Masaajidka guur guura ee magaalada Tokyo.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Qaar ka mid ah Dadka dalka Japan ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin marti gelinta dadka ka soo jeeda\u00a0Indonesia, Malaysia, Afrika iyo Bariga Dhexe ee ka qeybgelaya Ciyaaraha Olympics-ka ee ay mat<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Japan ayaa sameysay Masaajid guur guuraya si ay u soo jiidato Muslimiinta ka qeybgelaya Ciyaaraha Olympics-ka ee sanadka 2020ka ka dhacay Dalka Japan. Yasuharu Inoue, oo ah Madaha Hay&#8217;adda Yasu, ee qaban qaabineysa Ciyaaraha ayaa sheegay in ay ugu talagaleen Masaajidka guuraya Muslimiinta ka qeybgelaya Ciyaaraha si ay u dareemaan in ay joogaan Gurigooda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2479,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2478"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2478"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2478\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}