{"id":2473,"date":"2018-07-26T12:18:58","date_gmt":"2018-07-26T11:18:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2473"},"modified":"2018-07-26T12:22:40","modified_gmt":"2018-07-26T11:22:40","slug":"nin-iska-dhigayay-nabad-sugidda-kenya-oo-la-xiray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nin-iska-dhigayay-nabad-sugidda-kenya-oo-la-xiray-sawirro\/","title":{"rendered":"Nin iska dhigayay nabad sugidda Kenya oo la xiray, Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Booliska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Nin lagu magacaabo\u00a0Moses Muigai Ngugi,kaas oo iska dhigayay xubin ka mid ah hay&#8217;adda sirdoonka Kenya.<\/p>\n<p>Moses Muigai Ngugi,ayaa lagu qabtay ID Kaarro Hay&#8217;adda nabad sugidda ah,Hub iyo Rasaas badan kaddib markii Gurigiisa la tagay.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa la qabtay markii Booliska uu wicitaan ka helay Nin Ganacsade ah oo Dukaankiisa ku jira u sheegay in uu kala shaqeynkaro habka dhulalka loo iibsado.<\/p>\n<p>Francis Mburu,oo ah Ninka Ganacsadaha ah ayaa wargeliyay Booliska una sheegay in Nin adeegsanaya IDkaarrada Hay&#8217;adda Nabad Sugidda uu la joogo.<\/p>\n<p>Nicholas Kamwende,oo ah agaasimaha laanta dambi baarista Kenya ayaa sheegay in ay ka shakisanyihiin in Ninkan uu magaca Hay&#8217;adda Nabad Sugidda ku dhibaateeyay dad shacab ah.<\/p>\n<p>Markii la qabtay\u00a0Moses \u00a0ayey Booliska u kaxeeyeen Gurgiisa halkaas oo ay ka heleen Rasaas iyo Hub.<\/p>\n<p>Hubka ayaa isugu jira labo Qori,Baskoolado iyo 700 oo Rasaas ah,waxaana ay saraakiisha Booliska sheegeen in Ninkan la weydiinayo su&#8217;aalo dheeraad ah oo al xiriira haddii ID-kaarrada iyo magaca beenta ah uu shacab ku dhibaateeyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/nairobinews.nation.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Guns-IDs.jpg\" alt=\"The weapons and fake IDs recovered from the arrested suspect's house. PHOTOS | COURTESY\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/nairobinews.nation.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Moses-Muigai-Ngugi.jpg\" alt=\"The suspect, Moses Muigai Ngugi, at his Syokimau home where the fake IDs and guns were found. PHOTO | COURTESY\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Nin lagu magacaabo\u00a0Moses Muigai Ngugi,kaas oo iska dhigayay xubin ka mid ah hay&#8217;adda sirdoonka Kenya. Moses Muigai Ngugi,ayaa lagu qabtay ID Kaarro Hay&#8217;adda nabad sugidda ah,Hub iyo Rasaas badan kaddib markii Gurigiisa la tagay. Ninkan ayaa la qabtay markii Booliska uu wicitaan ka helay Nin Ganacsade ah oo Dukaankiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2474,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2473"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2473"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2473\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}