{"id":2464,"date":"2018-07-26T11:30:09","date_gmt":"2018-07-26T10:30:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2464"},"modified":"2018-07-26T11:30:09","modified_gmt":"2018-07-26T10:30:09","slug":"real-madrid-oo-isha-ku-heysa-edinson-cavani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/real-madrid-oo-isha-ku-heysa-edinson-cavani\/","title":{"rendered":"Real Madrid oo isha ku heysa Edinson Cavani."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani.<\/p>\n<p>Los Blancos ayaan wali helin bedelka Cristiano Ronaldo, inkastoo la fahamsan yahay in kooxda heysata horyaalnimada Yurub inay diyaar u tahay inay qarash gareeyaan si ay ugu soo iibsato weeraryahan cusub xagaagaan.<\/p>\n<p>Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo, laakiin sida ay qortay jariirada Diario AS, kooxda Julen Lopetegui ayaa sidoo kale ka fikireysa inay PSG ka iibiso Cavani.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa horey u sheegtay in ay dalab u dirtay Cavani oo ay diiday PSG inkastoo kooxda heysata horyaalka Faransiiska ay dooneyso inaysan u ogolaan doonin ciyaaryahanka reer Uruguay inuu ka tago xagaagan.<\/p>\n<p>Cavani ayaa Paris uga soo biiray Napoli xagaagii 2013, waxaana 31 jirkaan uu dhaliyay 170 gool 246 kulan oo uu u saftay kooxda Faransiiska tartamada oo dhan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani. Los Blancos ayaan wali helin bedelka Cristiano Ronaldo, inkastoo la fahamsan yahay in kooxda heysata horyaalnimada Yurub inay diyaar u tahay inay qarash gareeyaan si ay ugu soo iibsato weeraryahan cusub xagaagaan. Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2465,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2464"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2464"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2464\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}