{"id":2438,"date":"2018-07-26T08:22:37","date_gmt":"2018-07-26T07:22:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2438"},"modified":"2018-07-26T08:22:37","modified_gmt":"2018-07-26T07:22:37","slug":"maxkamadda-darajada-1aad-ee-ciidanka-oo-xukun-ku-ridday-nin-lagu-eedeyay-inuu-ka-tirsanaa-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxkamadda-darajada-1aad-ee-ciidanka-oo-xukun-ku-ridday-nin-lagu-eedeyay-inuu-ka-tirsanaa-daacish\/","title":{"rendered":"Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka oo xukun ku ridday nin lagu eedeyay inuu ka tirsanaa Daacish"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalbka sida ayaa shaacisay Xukunka lagu riday Jaamac Xuseen Xasan oo dhawaan Maxkamadda ka soo muuqday.<\/p>\n<p>Jaamac ayaa lagu eedeeyay in uu muuqaallada u duubi jiray Daacish sidoo kalena ku lug lahaa Qaraxyo ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Xabsi daa&#8217;in ku xukuntay Jaamac Xuseen Xasan.<\/p>\n<p>Jaamac ayaa laga soo qabtay waddada u dhaxeysa Afgooye iyo Degaanka Carbiska ee Gobolka Shabeellaha hoose,waxaana la soo qabtay Bishii April ee la soo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalbka sida ayaa shaacisay Xukunka lagu riday Jaamac Xuseen Xasan oo dhawaan Maxkamadda ka soo muuqday. Jaamac ayaa lagu eedeeyay in uu muuqaallada u duubi jiray Daacish sidoo kalena ku lug lahaa Qaraxyo ka dhacay Muqdisho. Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Xabsi daa&#8217;in ku xukuntay Jaamac Xuseen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2052,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2438"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2438"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2438\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}