{"id":24172,"date":"2019-06-17T18:31:31","date_gmt":"2019-06-17T17:31:31","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=24172"},"modified":"2019-06-17T18:31:31","modified_gmt":"2019-06-17T17:31:31","slug":"wareysi-maxaa-lagu-xusuusan-doonaa-madaxweynihii-masar-maxamed-mursi-ee-xabsiga-ku-dhex-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wareysi-maxaa-lagu-xusuusan-doonaa-madaxweynihii-masar-maxamed-mursi-ee-xabsiga-ku-dhex-geeriyooday\/","title":{"rendered":"WAREYSI: Maxaa lagu xusuusan doonaa Madaxweynihii Masar Maxamed Mursi ee xabsiga ku dhex geeriyooday?"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Qaahira, Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi, ayaa ku dhex-geeriyooay fadhi ay ka socotay maxkamadeyntiisa, maanta oo Talaado ah.<\/p>\n<p>Wararku waxa ay intaasi ku sii darayaan in Mursi uu ku dhex-suuxay gudaha maxkamadda isla markaana daqiiqado kadib la xaqiijiyey in ay nafta ka baxday.<\/p>\n<p>Mursi ayaa waxaa sanadkii 2013-kii xukunka ka afgambiyey hogaamiyaha waqti xaadirkan ee Masar Cabdul Fataax Al-Sisi, kaasi oo kamid ahaa saraakiisha ciidamadda.<\/p>\n<p>Hadaba Qof Ceynkee ah ayuu ahaa marxuumka geeriyooday, Waxaa Taariikhdiisa iyo geeridiisaba ka waramaya Sheekh C\/Xayi Sheekh Adan.<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-24172-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/WAREYSIGA-SHEEKH-CABDI-XAYI-EE-GEERIDA-MURSI.mp3?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/WAREYSIGA-SHEEKH-CABDI-XAYI-EE-GEERIDA-MURSI.mp3\">https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/WAREYSIGA-SHEEKH-CABDI-XAYI-EE-GEERIDA-MURSI.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Qaahira, Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi, ayaa ku dhex-geeriyooay fadhi ay ka socotay maxkamadeyntiisa, maanta oo Talaado ah. Wararku waxa ay intaasi ku sii darayaan in Mursi uu ku dhex-suuxay gudaha maxkamadda isla markaana daqiiqado kadib la xaqiijiyey in ay nafta ka baxday. Mursi ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":24174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24172"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24172"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24172\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}