{"id":23977,"date":"2019-06-13T14:25:41","date_gmt":"2019-06-13T13:25:41","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23977"},"modified":"2019-06-13T14:25:41","modified_gmt":"2019-06-13T13:25:41","slug":"midowga-yurub-oo-soomaaliya-ka-taageeraya-dhismaha-wadooyinka-isku-xira-goboladda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/midowga-yurub-oo-soomaaliya-ka-taageeraya-dhismaha-wadooyinka-isku-xira-goboladda-dalka\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo Soomaaliya ka taageeraya dhismaha wadooyinka isku xira Goboladda dalka."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay waxa ay maanta si wadajir ah ugu saxiixeen heshiiska maal-gelinta mashruuca dib udhiska waddooyinka goballada dalka oo ay Midawga Yurub ku bixinayso 42 Million oo Yuuro.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorshaynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukumada Faderaalka Soomaaliya \u00a0Jamal Maxamed Xasan, iyo safiirka midawga Yurub ee Soomaaliye Mr. Nicolas Berlanga Martinez, ayaa heshiiska si wada jir ah u saxiixay maanta oo Khamiisa ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saxiixa-heshiiska-3.jpeg\" \/><\/p>\n<p>Mashruuca dib udhiska waddooyinka goballada Soomaaliya ayaa qayb ka qaadanaya sare u qaadidda awoodda hay\u2019adaha dhismaha waddooyinka ee heer federaal iyo heer dowlad gobaleed. Mashruuca ayaa dib u\u00a0 dhis loogu sameynayaa, looguna dayac tirayaa 355 kilomitir oo kamid ah waddooyinka isku xira dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saxiixa-heshiiska-5.jpeg\" \/><\/p>\n<p>\u201dDowladda Federaalku waxa ay si xooggan u bogaadinaysaa taageerada jooogtada ah ee midawga Yurub ay siiyaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Taageeradaan 42-da Milyan ee Yuuro ah ee dib udhiska waddooyinka waxa ay sii xoojinaysaa 100-kii Milyan ee Yuuro oo dhawaan Midawga Yurub ku taageeray kabka miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya.\u201d Ayuu yiri\u00a0 Wasiir Jamal Maxamed Xasan.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saxiixa-heshiiska-4.jpeg\" \/><\/p>\n<p>Intii lagu guda jiray munaasabadda, Mr. Nicolas Berlanga Martinez ayaa yiri, \u201cMidawga Yurub iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si wadajir ah ugu faraxsanyihiin\u00a0 taageeradaan 42-ka milyan ee Yuuro ah oo lagu dayactirayo waddooyinka muhiimka ah ee dalka ay sare u qaadayso kobaca dhaqaalaha dalka iyo gobalka, ayna ka tarjumayso faa\u2019iidada bulsho ee ugu jirta dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saxiixa-heshiiska-6.jpeg\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay waxa ay maanta si wadajir ah ugu saxiixeen heshiiska maal-gelinta mashruuca dib udhiska waddooyinka goballada dalka oo ay Midawga Yurub ku bixinayso 42 Million oo Yuuro. Wasiirka Qorshaynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukumada Faderaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":23978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23977"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23977"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23977\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}