{"id":23947,"date":"2019-06-13T06:23:52","date_gmt":"2019-06-13T05:23:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23947"},"modified":"2019-06-13T08:33:31","modified_gmt":"2019-06-13T07:33:31","slug":"xildhibaanno-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-oo-ku-wajahan-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaanno-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-oo-ku-wajahan-baladweyne\/","title":{"rendered":"Xildhibaanno ka soo jeeda Hirshabeelle oo ku wajahan Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada labada aqal ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa maalmaha soo socda tagaya\u00a0 Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaannadan ayaa doonaya in ay xalliyaan khilaafka ka taagan Magaalada Baladweyne ee u dhaxeeya Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Hiiraan iyo Maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Xildhibaannadan waxaa horkacaya Daahir Amiin Jeesow,waxaana uu sheegay in aysan ahayn wax la qaadan karo in Ciidamada dowladda Federaalka ah ku lugyeeshaan dagaalka ka dhacay Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Daahir ayaa u sheegay\u00a0 Idaacadda Mustaqbal\u00a0 in ay\u00a0 isku dayi doonaan in ay xalliyaan xiisadda hadda ka taagan Gobolka inta aysan gaarin heer ka xun midka ay maanta taagan tahay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xalay ku hoyday Baladweyne waxaana socday banaanbax isaga ka dhan ah oo ay dhigayeen taageerayaasha Yuusuf Axmed Hagar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada labada aqal ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa maalmaha soo socda tagaya\u00a0 Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolkaas. &nbsp; Xildhibaannadan ayaa doonaya in ay xalliyaan khilaafka ka taagan Magaalada Baladweyne ee u dhaxeeya Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Hiiraan iyo Maamulka Hirshabeelle. Xildhibaannadan waxaa horkacaya Daahir Amiin Jeesow,waxaana uu sheegay in aysan ahayn wax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":1974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23947"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23947"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23947\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}