{"id":23924,"date":"2019-06-12T18:16:00","date_gmt":"2019-06-12T17:16:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23924"},"modified":"2019-06-12T18:16:00","modified_gmt":"2019-06-12T17:16:00","slug":"rw-khayre-oo-xerada-gen-gordan-ku-booqday-ciidan-loo-diyaarinayo-dagaalka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-khayre-oo-xerada-gen-gordan-ku-booqday-ciidan-loo-diyaarinayo-dagaalka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"RW Khayre oo xerada Gen. Gordan ku booqday ciidan loo diyaarinayo Dagaalka Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali Khayre ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo loo diyaarinayo howl-gallo ay Shabaab uga saarayaan deegaannada ay uga sugan yihiin dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ciidanka ugu tegay inuu ku dhiirageliyo shaqada ay qaranka u hayaan, in uu ogaado baahida qalab ee ay qabaan iyo in uu la dardaarmo ayaa u sheegay in ciidanku ay hayaan shaqada ugu muhiimsan ee dalka, maadaama ay iyagu dhiiggooda dalka u hurayaan.<\/p>\n<p>Ciidanka ayuu Ra\u2019iisul Wasaaruhu u ballan qaaday in ay xuquuqdooda si joogta ah u heli doonaan, dowladduna ay si gaar ah xil isaga saartay, baahida qalab ee ay qabaanna loo dhammaystirayo si\u00a0 dalka amnigiisa u hantaan<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-23926\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-2.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo ciidanka ku samaysay dib-u-habayn ballaaran ayaa wada qorshe dalka looga saarayo Shabaab, arrintaas oo qayb ka ah halbeegyada tubta amniga iyo hannaanka ciidamada Soomaaliyeed ay kula wareegayaan mas\u2019uuliyadda dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali Khayre ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo loo diyaarinayo howl-gallo ay Shabaab uga saarayaan deegaannada ay uga sugan yihiin dalka. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ciidanka ugu tegay inuu ku dhiirageliyo shaqada ay qaranka u hayaan, in uu ogaado baahida qalab ee ay qabaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":23925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23924"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23924"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23924\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}