{"id":23898,"date":"2019-06-12T14:13:06","date_gmt":"2019-06-12T13:13:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23898"},"modified":"2019-06-12T14:52:22","modified_gmt":"2019-06-12T13:52:22","slug":"ciidanka-nabadgelyada-gm-oo-sheegay-in-ay-qabteen-jaakad-ay-qaraxyo-ku-xiranyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-nabadgelyada-gm-oo-sheegay-in-ay-qabteen-jaakad-ay-qaraxyo-ku-xiranyihiin\/","title":{"rendered":"Ciidanka Nabadgelyada GM oo sheegay in ay qabteen Jaakad ay qaraxyo ku xiranyihiin.."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha amaanka ciidanka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb ayaa sheegay in qabteen Jaakad ay xiranyihiin walxa qarxa.<\/p>\n<p>Qaraxa ay qabteen ciidanka amaanka ayaa la sheegay in ladhigay banaanka Magaalada Dhuusamareeb ayna ku guulaysteen ciidanka amaanku in ay soo qabtaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha amaanka oo ay la hadashay Mustaqbal ayaa u sheegay in aysa jirin cid loo soo qabtay qaraxaan oo ay sheegeen la dhigay goob ka baxsan Magaalada Dhuusareeb.<\/p>\n<p>&#8220;Qof Shacab ah ayaa la soo xariiray Saldhiga Booliiska Dhuusamareeb waxa uuna Saraakiisa u sheegay in uu arkay Qof uu ka shakiyey intaa ka dibna ayaa loo diray Goobtii Ciidamo waxa ayna Meeshii ka soo heleen Jaakad ay ku xiray yihiin Waxyaabaha Qarxa Kuwaas oo ay soo abaabuleen Dhagar qabayaashu&#8221; waxaa sidaas sheegay taliska Booliska Dhuusamareeb.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/62264709_2341485716125706_7456799099782692864_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=5a0a687127022782ba7ecce03363fd7a&amp;oe=5D7934A9\" \/><\/p>\n<p>Sawiro laga soo qaatay Jaakada qaraxyada lagu soo xiray ayaa muujinaya Jaakad oo taala meel ka baxsan magaalada isla markaana ciidanka Boolisku ay ku howlanyihiin sidii ay u kala furi lahaayeen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/62241086_2341485799459031_1443399965425532928_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=38041b2d6edbff4fb7cd09b231365a6a&amp;oe=5D8F7A40\" alt=\"Image may contain: shoes\" \/><\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ciidanka amaanka ay baaritaano ka bilaabeen halka garaxa lagu qabtay oo aha Xaafada Dayax ee Magaalada Dhusamareeb.<\/p>\n<p>Wixii ku soo dhordha <strong>Mustaqbalradio.net<\/strong> kala soco.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhuusamareeb.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha amaanka ciidanka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb ayaa sheegay in qabteen Jaakad ay xiranyihiin walxa qarxa. Qaraxa ay qabteen ciidanka amaanka ayaa la sheegay in ladhigay banaanka Magaalada Dhuusamareeb ayna ku guulaysteen ciidanka amaanku in ay soo qabtaan. Saraakiisha amaanka oo ay la hadashay Mustaqbal ayaa u sheegay in aysa jirin cid loo soo qabtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":23899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23898"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23898"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23898\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}