{"id":23894,"date":"2019-06-12T14:30:18","date_gmt":"2019-06-12T13:30:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23894"},"modified":"2019-06-12T17:37:18","modified_gmt":"2019-06-12T16:37:18","slug":"maxaa-ka-soo-kordhay-xil-ka-qaadistii-cali-shaameey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxaa-ka-soo-kordhay-xil-ka-qaadistii-cali-shaameey\/","title":{"rendered":"Maxaa ka soo kordhay Xil-ka-qaadistii Cali Shaameey?"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda \u00a0mudane Cabdi Canshur Xasan ayaa dhowaan xilkii xubinimada guddiga isgaarsiinta ka qaaday Mudane Cali Ibraahim Cali ( Shaameey) oo ka tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda isla markaanna xubin uga ahaa Guddiga Isgaarsiinta Qarankataas, Cali waxa lagu eedeeyey in uu ku biiray islamarkaana metelay xisbi siyaasi ah.<\/p>\n<p>Mudane Cali Shaameey ayaa xil kaqaadistaas ku gacansayray isaga oo sheegay in uu maxkamad la aadi doono Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, inkasta oo uu wasaaradda ku metelayey xubinnimada guddiga isgaarsiinta Qaranka\u00a0 haddana waxa uu sheegay Cali Shaameey in aysan wax xeer ah oo u diidaya in uu xisbi ku biiro.<\/p>\n<p>Balse waxaa soo ifbaxay xilka kaqaadis ka balaarran oo uu madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed(Lafta Gareen) ku sameeyey Mudane Cali Shaameey, xil kaqaadista uu sameeyey madaxweynaha KGS ayaa loo \u00a0direy dhammaan Wasaaraddaha Dowladda Federaalka ah, Hay\u2019addaha iyo Safaaradda kaas oo uu ugu sheegayo in uuna marnaba meteli karin xafiiska madaxweynaha iyo Dowlad Goboleedka Midna.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-23903\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Shaameey.jpeg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"918\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Shaameey.jpeg 719w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Shaameey-235x300.jpeg 235w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Shaameey-696x889.jpeg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Shaameey-329x420.jpeg 329w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/p>\n<p>Mudane Cali Shaamey ayaa waxa uu hore ugu meteli jirey Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed\u00a0 Guddiga Qaran Wada-xaajoodka arrimaha federaaalka, Guddiga Arrimaha Kaluumaysiga, wada-xaajoogyada la xiriira batroolka iyo inta badan shirarka dibedda, iyada oo hadda dhammaan laga wada-qaadey.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p><strong>Baydhabo\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda \u00a0mudane Cabdi Canshur Xasan ayaa dhowaan xilkii xubinimada guddiga isgaarsiinta ka qaaday Mudane Cali Ibraahim Cali ( Shaameey) oo ka tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda isla markaanna xubin uga ahaa Guddiga Isgaarsiinta Qarankataas, Cali waxa lagu eedeeyey in uu ku biiray islamarkaana metelay xisbi siyaasi ah. Mudane Cali Shaameey ayaa xil kaqaadistaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23894"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23894"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23894\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}