{"id":23835,"date":"2019-06-11T15:13:28","date_gmt":"2019-06-11T14:13:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23835"},"modified":"2019-06-11T15:13:28","modified_gmt":"2019-06-11T14:13:28","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-ee-hirshabelle-oo-amray-in-la-soo-xiro-yuusuf-dabageed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-hirshabelle-oo-amray-in-la-soo-xiro-yuusuf-dabageed\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Oo Amray In La Soo Xiro Yuusuf Dabageed."},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar\u00a0 Dabageed.<\/p>\n<p>Dabageed ayaa amar-diido ka keenay xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare, oo jimcihii xilka ka qaaday.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso Qoraalka ka soo baxay Xeer ilaaliyaha Hirshabeelle.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/goobjoog.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xeer.jpg\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta ka dhacay dagaal Kharaase gaystay oo u dheexaya ciidamo taabacsan Dabageed iyo ciidanka Booliska Hirshabeelle oo haatan uu ka dhexeeyo khilaaf siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar\u00a0 Dabageed. Dabageed ayaa amar-diido ka keenay xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare, oo jimcihii xilka ka qaaday. Hoos ka aqriso Qoraalka ka soo baxay Xeer ilaaliyaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":8124,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23835"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23835"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23835\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}