{"id":23681,"date":"2019-06-09T10:38:35","date_gmt":"2019-06-09T09:38:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23681"},"modified":"2019-06-09T10:38:35","modified_gmt":"2019-06-09T09:38:35","slug":"dabageed-oo-dowladda-dhexe-ka-dalbaday-faragelinta-khilaafka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dabageed-oo-dowladda-dhexe-ka-dalbaday-faragelinta-khilaafka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Dabageed oo dowladda dhexe ka dalbaday faragelinta khilaafka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqay in uusan xilka wareejineyn ilaa ay dowladda Federaalka ah soo farageliso khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Dabageed,waxaana uu magacaabay Guddoomiye cusub.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay Magaalada Beledweyne ayaa sheegay in magacaabistiisii Gobolka Hiiraan ay ku timid heshiis dowladda dhexe iyo Hirshabeelle dhexmaray haddana uu xilka wareejinayo haddii ay dowladda Federaalka ah ku taliso.<\/p>\n<p>Ciidamo ka amar qaata Yuusuf Dabageed ayaa saaka la wareegay qeybo ka mid ah baraha Canshuuraha ee Gobolka Hiiraan iyada oo guddoomiyaha cusub ee Gobolkana uu ku suganyahay Beledweyne.<\/p>\n<p>Yuusuf ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle ku eedeeyay in uu kala qeybiyay islamarkaana jufo jufo u kala qeybiyay beesha ay labadana ka soo jeedaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqay in uusan xilka wareejineyn ilaa ay dowladda Federaalka ah soo farageliso khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Dabageed,waxaana uu magacaabay Guddoomiye cusub. Yuusuf Dabageed oo maanta shir jaraa&#8217;id&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":23682,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23681"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23681"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23681\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}