{"id":23673,"date":"2019-06-09T06:08:53","date_gmt":"2019-06-09T05:08:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23673"},"modified":"2019-06-09T06:09:38","modified_gmt":"2019-06-09T05:09:38","slug":"al-shabab-oo-sheegatay-in-askar-jabuutiyaan-ah-ku-dishay-dagaal-ka-dhacay-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-sheegatay-in-askar-jabuutiyaan-ah-ku-dishay-dagaal-ka-dhacay-hiiraan\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo sheegatay in Askar Jabuutiyaan ah ku dishay dagaal ka dhacay Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegay in tiro ka mid ah Ciidamada dowladda Jabuuti ee ku jira Howlgalka AMISOM ay ku dhinteen dagaal dhexmaray labada dhinac.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa sheegtay in weerar ay ku qaadeen Saldhigga Ciidanka Jabuuti ee Degmada Jalalqsi uu ka dhashay khasaare kala duwan.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in 13 ka mid ah Ciidamada Dowladda Jabuuti ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dagaalka ka dhacay Jalaqsi.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa dhowr jeer sidan oo kale weeraray Saldhigga Ciidanka Jabuuti ee Jalalaqsi iyaga oo sidoo kale miinooyin geliyay waddooyinka muhiimka ah ee gala degmadaas.<\/p>\n<p>Dhinaca dowladda Jabuuti iyo Howlgalka AMISOM midkoodna kama hadlin sheegashada AL-shabaab ee ku saabsan khasaaraha dagaalka ka dhashay Jalalaqsi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegay in tiro ka mid ah Ciidamada dowladda Jabuuti ee ku jira Howlgalka AMISOM ay ku dhinteen dagaal dhexmaray labada dhinac. Al-shabaab ayaa sheegtay in weerar ay ku qaadeen Saldhigga Ciidanka Jabuuti ee Degmada Jalalqsi uu ka dhashay khasaare kala duwan. Waxaa ay sheegeen in 13 ka mid ah Ciidamada Dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":9355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23673"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23673"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23673\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}