{"id":23610,"date":"2019-06-08T06:00:26","date_gmt":"2019-06-08T05:00:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23610"},"modified":"2019-06-08T06:00:26","modified_gmt":"2019-06-08T05:00:26","slug":"mareykanka-oo-ka-hadlay-duqeyn-uu-ka-geystay-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareykanka-oo-ka-hadlay-duqeyn-uu-ka-geystay-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka geystay Shabeellaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay duqeyn ay ka geysteen degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeekkaha hoose.<\/p>\n<p>Weerarkan oo dhacay shantii Bishan ayey dowladda Mareykanka ku sheegtay in ay ku dishay xubin ka mid ah AL-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo qoraalka Mareykanka lagu sheegay in weerarkaas uuusan geysan wax khasaare dad rayid ah.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa intaas ku dartay in weerarkan ay fulisay iyada oo kaashaneysa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay Taliska Marekanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarradan ay qeyb ka yihiin hanaanka wareejinta amniga Soomaaliya oo dowladda Federaalka ah loogu gacan gelinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay duqeyn ay ka geysteen degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeekkaha hoose. Weerarkan oo dhacay shantii Bishan ayey dowladda Mareykanka ku sheegtay in ay ku dishay xubin ka mid ah AL-shabaab. Waxaa kale oo qoraalka Mareykanka lagu sheegay in weerarkaas uuusan geysan wax khasaare dad rayid ah. Dowladda Mareykanka ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":16725,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23610"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23610"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23610\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}