{"id":23597,"date":"2019-06-07T16:40:49","date_gmt":"2019-06-07T15:40:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23597"},"modified":"2019-06-07T16:40:49","modified_gmt":"2019-06-07T15:40:49","slug":"yuusuf-daba-geed-madaxweyne-waare-in-hiiraan-dhibaato-uu-u-geysto-mooyee-waxba-kuma-soo-kordhin-dhageyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/yuusuf-daba-geed-madaxweyne-waare-in-hiiraan-dhibaato-uu-u-geysto-mooyee-waxba-kuma-soo-kordhin-dhageyso\/","title":{"rendered":"Yuusuf Daba-Geed \u201cMadaxweyne Waare in Hiiraan dhibaato uu u geysto Mooyee, waxba kuma soo kordhin\u201c Dhageyso."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa eed kala dul dhacay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.<\/p>\n<p>Waxa uu ku eedeeyay in uu ka eexday dadka Hiiraan, isla markaana aan waxba kusoo kordhin mudada uu Xafiiska Joogo.<\/p>\n<p>Gudoomiye Daba-geed waxyaabaha uu sida gaarka ah ugu dhaliilay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle waxaa kamid ah, in uusan bixin mushaarka Ciidamada, Maamulka Gobolka, in lagu hor weeraray Ciidamada Magaalada iyo in uu kahor istaagay dhaqaalaha ay ku helaan canshuurta ay qaadaan.<\/p>\n<p>Eedeemaha uu u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Gudoomiye Daba-geed waxa uu ku sheegay in ay kaga timid Shacabka, Ganacsatada iyo Odoyaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Muddo ayuu sheegay in ay ka xishoonayeen Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle, isaga oo sheegay in aysan qaadan doonin waxyaabaha uu ka damacsan yahay Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka waxa uu ka dalbaday in ay ilgaar ah u yeelato Xaaladda ka taagan Gobolka Hiiraan iyo Cabashada bulshada kunool kasoo yeereysa.<\/p>\n<p><strong>Hoos riix si aad u dhageysatid codka Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-23597-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Codka-Gudoomiye-Daba-geed-eedeynta-Madaxweyne-Waare.mp3?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Codka-Gudoomiye-Daba-geed-eedeynta-Madaxweyne-Waare.mp3\">https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Codka-Gudoomiye-Daba-geed-eedeynta-Madaxweyne-Waare.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Wararka Mustaqbal ay ka heleyso Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu jiro Khilaaf u dhaxeeyo Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Madaxda sare ee Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Khilaafka ayaa salka ku haya lacagaha canshuurta Gobolka Hiiraan, taas oo laga qaado Gaadiidka iyo Goobaha ganacsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa eed kala dul dhacay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu ku eedeeyay in uu ka eexday dadka Hiiraan, isla markaana aan waxba kusoo kordhin mudada uu Xafiiska Joogo. Gudoomiye Daba-geed waxyaabaha uu sida gaarka ah ugu dhaliilay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":8124,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23597"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23597"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23597\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}