{"id":23572,"date":"2019-06-07T10:10:07","date_gmt":"2019-06-07T09:10:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23572"},"modified":"2019-06-07T10:10:07","modified_gmt":"2019-06-07T09:10:07","slug":"abiy-ahmed-oo-lagu-soo-dhaweeyay-khartoum-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/abiy-ahmed-oo-lagu-soo-dhaweeyay-khartoum-sawirro\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo lagu soo dhaweeyay Khartoum, Sawirro."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Khartoum Caasimadda dalka ee Suudaan.<\/p>\n<p>Raiisul Wasaare Abiy ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Khartuum halkaasi oo Saraakiisha Cidamada Dalkaasi uga hortageen iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/61942276_433048233946258_3607465163600429056_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=ddcec302341fea33914a413d7e1001a4&amp;oe=5D9BFAD1\" alt=\"Image may contain: 3 people, people standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Khartoum kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Golaha Militariga Suudan iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/62262385_433048307279584_6516571651348365312_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=78493559fbaed13063ee26c6e3c91b66&amp;oe=5D82B3BA\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting\" \/><\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Golaha Milatariga Suudaan ayaa horay u tagay Addis waxa ayna kulamo la qaateen Abiy Ahmed oo ay kala hadleen sidii loo taageeri lahaa Xukumada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/62011216_433048347279580_3610168957182410752_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=1a401a10972d438ec63bf5d48469efad&amp;oe=5D8DDDF7\" alt=\"Image may contain: 5 people, people standing\" \/><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo ka qaato Golaha Militariga Suudan iyo Isbahaysiga Xooggagga Xoriyadda iyo Is-beddelka, inta uu booqashada ku joogo dalkaas.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/61934700_433048410612907_8879756854830301184_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=cd55eafa1fba052921396518dd1b5b9a&amp;oe=5D8C8B88\" alt=\"Image may contain: 3 people, people smiling, people standing\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Khartoum Caasimadda dalka ee Suudaan. Raiisul Wasaare Abiy ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Khartuum halkaasi oo Saraakiisha Cidamada Dalkaasi uga hortageen iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada. Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Khartoum kusoo dhaweeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":23573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23572"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23572"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23572\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}