{"id":23463,"date":"2019-06-04T19:47:06","date_gmt":"2019-06-04T18:47:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23463"},"modified":"2019-06-05T06:25:58","modified_gmt":"2019-06-05T05:25:58","slug":"23463-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/23463-2\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenkii Hiiraan oo is casilay"},"content":{"rendered":"<p>Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo ahaa Guddoomiyaha arrimaha Bulshada ee Hiiraan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iscasilay.<\/p>\n<p>Maanta oo ah Talaado, kuna beegan 4-ta June 2019-ka ayuu sheegay in uu Xilka isaga tagay, waxa uu Bulshada Gobolka Hiiraan ka dalbaday in ay ka tashadaan Ayaahaooda.<br \/>\nSababta waxa uu ku sheegay in ay is qabteen Maamulka Gobolka Hiiraan, iskatoo uusan tilmaamin shaqsiyaad.<\/p>\n<p>Warbaahinta ayaa weydiiyay Cabdulqaadir Maxamed Arwaax in uu Cabashadiisa la wadaagay Madaxda Sare ee Hir-Shabeelle kahor inta uusan iscasilin, balse waxa uu tilmaamay in isaga iyo Madaxweynaha ay u dhaxeeyaan shaqsiyaad.<\/p>\n<p>Arwaax ayaa kamid ahaa Mas&#8217;uuliyiin ku yimid isbadalka Gobolka Hiiraan oo uu dhowr jeer sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Xilka Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan waxaa loo Magacaabay 20-kii November sanadkii tagay 2018.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Hiiraan wali kama hadlin go&#8217;aanka iscasilaadda ah ee uu qaatay Cabdulqaadir Maxamed Arwaax oo ahaa Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo ahaa Guddoomiyaha arrimaha Bulshada ee Hiiraan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iscasilay. Maanta oo ah Talaado, kuna beegan 4-ta June 2019-ka ayuu sheegay in uu Xilka isaga tagay, waxa uu Bulshada Gobolka Hiiraan ka dalbaday in ay ka tashadaan Ayaahaooda. Sababta waxa uu ku sheegay in ay is qabteen Maamulka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":23464,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23463"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23463"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23463\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}