{"id":23439,"date":"2019-06-03T14:09:10","date_gmt":"2019-06-03T13:09:10","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23439"},"modified":"2019-06-03T14:21:52","modified_gmt":"2019-06-03T13:21:52","slug":"in-ka-badan-100-arday-oo-ka-qayb-qaadatay-tartanka-quraan-aqriska-mustaqbal-ee-sanadkaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/in-ka-badan-100-arday-oo-ka-qayb-qaadatay-tartanka-quraan-aqriska-mustaqbal-ee-sanadkaan\/","title":{"rendered":"In ka badan 100 arday oo ka qayb qaadatay tartanka qur&#8217;aan aqriska Mustaqbal ee sanadkaan."},"content":{"rendered":"<p>In ka badan 100 araday ayaa ka qaybgashay tartanka qu\u2019aanka Kariimka oo uu qabatay Mustaqbal Radio bisha barakeysan ee Ramadaan,\u00a0 waxaa taabbageliyey Shirkada Korontada ee Muqdisho Power,Isbitaalka takhasusigaa ee Somali Sudenes iyo shirkadda Cadceed Group oo dhammaantood fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ardaya ka qaybqaadatay ayaa ku tartamaysay 10 Juz, 20-ka iyo 10-ka \u00a0Juz ee sare ee Qur\u2019aanka Kariimka, tartanka Qur\u2019aanka kariimka ee Mustaqbal Radio ayaa soo billowday 3-Ramadaan-1440 oo ku beegnayd 8-May-2019, Ardayda ayaa ka qaybgashay tartanka qur\u2019aanka ayaa ka kala yimid dugsiyada Qur\u2019aanka Kariimka ee magaalada Muqdisho Qaarkood.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61801310_364345731106115_2676513508790632448_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=c530ae9af0f6dcf6b72c52305c8733a6&amp;oe=5D8E32DD\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Macalimiinta tartanka qaadaysay oo ku guda jira dhagaysiga ardayda Qur&#8217;aanka aqrinaysa.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Macalimiinta iyo Waalidka Ardaydan oo qaarkood joogay intii tartanku socday ayaa dadaal badan ku bixiyey in carruurtoodu kaqaybgalaan tartanka islamarkaana gaaraan ama galaan sided kaalimood oo tartanka yeeshay iyada oo dhammaan kaalimahaasna lagu bixiyey lacag abaalgud ah oo ay guddooeen ardayda gashay kaalimha 1aad, 2aad, iyo 3aad.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/62134396_3071368652914941_3537454237443162112_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=b147256322cefdc044eade6e205d2164&amp;oe=5D9DF3CA\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Qayb ka mida ardayda kaalimaha Galay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kaalimaha 1aad ee tartanka waxaa ku galay:<\/p>\n<ul>\n<li>Caa\u2019isho Mustafe Cali ,<\/li>\n<li>Cabdisalaan Xuseen Yuusuf,<\/li>\n<li>Cabdulaahi Xasan Xuseen\u00a0halka ay kaalimaha labaad galeen<\/li>\n<li>Cabdirashiid Maxamed Kheyr.<\/li>\n<li>Bashiir Maxamuud Axmed<\/li>\n<li>Sumayo Cabdirshiid Caafi, iyada oo ay kaalinta 3aad galeen<\/li>\n<li>Cabdulxaq Cabdinaasir<\/li>\n<li>Salma Xasan Absuge\u00a0<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-23440\" src=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay.jpg\" alt=\"\" width=\"6000\" height=\"4000\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay.jpg 6000w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ardayda-Guulaysatay-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 6000px) 100vw, 6000px\" \/><\/li>\n<\/ul>\n<p>Macalin SayidCali Ibraahim oo ka mida guddiga Tartanka ayaa sheegay in tartanku guud ahaan ahaa mid aad xiiso u leh ayna u mahadcelinayaan dhammaan shirkadaha fududeeyey abaalgudka ardayada ku guuleystay siddeeda kalimood ee ugu horeysay\u00a0 tartanka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61899410_2463252270381231_6838052607743754240_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=bcb55a4f57e416b6dd6bccb4d0bc2185&amp;oe=5D569B74\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudiga Tartanka oo Macalimiin ka kooban Xarunta Mustaqbal ee Muqdisho.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ardayda fursadda \u00a0u yeeshay in ka qayb qaataan tartankaan ayaa soo maray tijaabo dhinaca Aqrinta, Xifdinta iyo kaladhigidda Quaqrinta Qur\u2019aanka iyaga oo kusoo guulaystay tijaabadaas ay mareen si loo hubiyo in ay ka qayb gali karaan tartankaan Qur\u2019aanka Kariimka oo ay qabanayeen gudi Macalimiin ah oo loo xilsaaray qabsoomida tartankaan.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/59485151_2252034551552605_3882799904740868096_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=d5f95716aa890c24893170f7d6ae21e5&amp;oe=5D8C5D17\" alt=\"Image may contain: 1 person, sitting\" width=\"960\" height=\"465\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Macalimiinta oo tijaabo ka qaadaya ardayda in ay tartanka ka qayb qaada karaan iyo inkale.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ardaydii kaalmaha ka galay tartanka Qur\u2019aan aqriska Mustaqbal ayaa Maanta lagu gudoonsiiyey Xarunta Mustaqbal lacago loogu Abaal Gud ah oo lagu dhiiragalinayo dadaalkooda.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61629810_2289717784678804_4018061588966670336_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=b2736320f85ed0bd820800d35c342aa5&amp;oe=5D58A68D\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Cabdulaahi Xasan Xuseen waxa uu kaalinta 1 aad ka galay tartanka 10 Juz ee sarre waxa uu ka mahadceliyay sida tartanku u dhacay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Macalin Sayid Cali Ibraahim oo ka mida Gudiga Tartanka ayaa Mustaqbal iyo Shirkadaha taabagalinaye tartanka ugu Mahadceliyay Qabashada tartankan siga oo ku bogaadiyay in ay siiwadaan.<\/p>\n<p>Xasan Xuseen Rooble oo kamida walidiinta ardayda maanta guulaysatay ayaa ku amaanay Mustaqbal Radio qabashada tartankaan sidoo kale waxa uu mahadceliyay shirkadaha ka qayb qaatay taabagalinta tartankaan, waxa uu sheegay in qur\u2019aanku yahey waxa ugu wanaagsan ee ardayda lagu dhiira galiyo.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/62156216_2087580548209503_2956611806748999680_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=f94211106c5bc56ee30932751cbfffdd&amp;oe=5D92F25A\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Xasan Xuseen Rooble oo kamida walidiinta ardayda maanta guulaysatay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ardayda ka qayb qaadatay Tartanka ayaa dhankooda ka mahad celiyay Abaalgud maanta la gudoonsiiyay waxa ayna codsadeen in la siiwado tartamadaan oo diira galin u ah Ardayda, Macalimiinta iyo waalidiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61795813_600571593685411_8348344872033320960_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=628f55aba1109ccf72d71e3bed5b5770&amp;oe=5D58F63F\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Mustaqbal Axmed Ciise Guutaale oo soo xiray Xaflada ayaa sheegay in tarkaan uu ahaa tijaabo lagu guulaysatay islamarkaana la sii wadi doono tartamada noocaana, si saro loogu qaato Xifdinta Qur\u2019aanka iyo Khiraa\u2019aadka kala duwan.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61818758_2215386705243608_919274308746870784_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=61d3bfc3ea4239495c41d904f94a70e4&amp;oe=5D9F5C80\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudoomiyaha Mustaqbal Axmed Ciise Guutaale oo soo xiray Xaflada.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Guutaale ayaa intaa ku daray in Mustaqbal ay wado qorshayaal lagu dhiira galinayo Dugsiyada Qur\u2019aanka sii loo hormayo dhismayaasha ay ku shaqeeyaan Dugsiyada Qur\u2019aanka oo aan la qurxin \u00a0marka loo eego Schoolka waxbarashada Maadiga ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61835720_2364032193657650_7957363742696538112_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=cd9b3e1117b86c69909df7f79697505d&amp;oe=5D90FFD7\" \/><\/p>\n<p>Mustaqbal Radio ayaa ugu talagashay tartankaan in ay ku dhiira galiso ardayda xifdinta Qur\u2019aanka iyo barashada culuumta la xiriirta qiraa\u2019aadka kaladuwa, sidaas oo kale waxa uu ujeedku ahaa \u00a0Xoojinta malcaamadaha\/Dugsiyada Qur\u2019aanka Horumarinta habka Barashada Qur\u2019aanka iyo In ardayda ugu sarreysa tartanka \u00a0qur\u2019aan aqriska si gaar ah loo maamuuso.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/59625512_2254239621332098_5393212157531783168_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=2edb56df9aa542d58fc6f585b6af9450&amp;oe=5D8E5484\" alt=\"No photo description available.\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 100 araday ayaa ka qaybgashay tartanka qu\u2019aanka Kariimka oo uu qabatay Mustaqbal Radio bisha barakeysan ee Ramadaan,\u00a0 waxaa taabbageliyey Shirkada Korontada ee Muqdisho Power,Isbitaalka takhasusigaa ee Somali Sudenes iyo shirkadda Cadceed Group oo dhammaantood fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho. Ardaya ka qaybqaadatay ayaa ku tartamaysay 10 Juz, 20-ka iyo 10-ka \u00a0Juz ee sare&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":23443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23439"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23439"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23439\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}