{"id":23309,"date":"2019-06-01T07:58:06","date_gmt":"2019-06-01T06:58:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23309"},"modified":"2019-06-01T07:58:06","modified_gmt":"2019-06-01T06:58:06","slug":"hordhaca-tottenham-vs-liverpoolsafafka-macquulka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-tottenham-vs-liverpoolsafafka-macquulka-ah\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Tottenham vs Liverpool+Safafka Macquulka ah."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa caawa la ciyaari doona finalka koobka xiisaha badan ee Champions League-ga oo ay wada ciyaari donaan kooxaha Tottenham iyo Liverpool.<\/p>\n<p>Liverpool ayaa sanadkii labaad oo xirir ah soo gaareysa finalka Champoins League-ga balse waxaa sanadkii hore ka qaaday kooxda Real Madrid ciyaar kuso dhamaatay 3-1 oo Liverpool lagu garaacay.<\/p>\n<p>Tottenham ayaa ciyaareysa finalkoodii ugu horeeyay ee European Cup\/Champions League-ga.<\/p>\n<p>Kooxda laba jeer isku xigta ee guul dareysta finalka Champipon-ka waa Valencia sanadihii 2000 iyo 2001-di .<\/p>\n<p><strong>Kulanka:Tottenham vs Liverpool.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka:<\/strong> <strong>Finalka Champions League-ga.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakhtiga: 10:00pm.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka:<\/strong> <strong>Estadio Wanda Metropolitano.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garsoore: Damir Skomina (Slovenia).<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAQIIQOOYINKA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p>Liverpool waa ay guul dareysteen 4-tii final ee hore tan iyo midkii 2012-kii ee League Cup halka Tottenham ay guul dareysteen labadii final ee la soo dhaafay tan iyo sanadkii 2008-dii ee League Cup<\/p>\n<p>Goolasha ugu badan xilli ciyaareedkaan ee Champion-ka waxaa laga dhaliyay Tottenham waana 17 gool<\/p>\n<p>Tababare Klopp ayay u tahay finalkii sedexaad ee tartamada yurub tan iyo markii uu qabtay Liveropol kaliya waxaa ka sareeya Bob Paisley kaasi oo haysta afar jeer<\/p>\n<p>Liverpool ayaa noqon doonta kooxda saddexaad ee ugu guulaha badan tartanka Champions League wakhtiga oo dhan hadii ay guul ka gaarto Spurs, maadaama ay markii 6-aad hanan doonto.<\/p>\n<p>Tottenham iyo Liverpool waxey guud ahaan kulmeen 170 jeer dhamaan tartamada oo dhan, Reds ayaa guuleysatay 79 jeer halka Spurs ay guul heshay 48-jeer, waxeyna barbaro galeen 43-jeer.<\/p>\n<p>Spurts waa kooxdii 40-aad ee gaartay final tartan yurub ah, waana kooxdii ugu horreysay oo ay tahay markii ugu horreysay tan iyo 2008 markaas oo Chelsea ay u aheyd wakhtigii ugu horreeyay, waxey noqon karaan kooxdii 23-aad ee ku guuleysta tartanka yurub.<\/p>\n<p><strong>Safafka Macquulka ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tottenham:<\/strong><\/p>\n<p>Lloris; Trippier, Alderweireld, Vertonghen, Rose; Sissoko, Winks; Son, Alli, Eriksen; Kane.<\/p>\n<p><strong>Liverpool:<\/strong><\/p>\n<p>Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Henderson, Fabinho, Wijnaldum; Salah, Firmino, Mane.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa la ciyaari doona finalka koobka xiisaha badan ee Champions League-ga oo ay wada ciyaari donaan kooxaha Tottenham iyo Liverpool. Liverpool ayaa sanadkii labaad oo xirir ah soo gaareysa finalka Champoins League-ga balse waxaa sanadkii hore ka qaaday kooxda Real Madrid ciyaar kuso dhamaatay 3-1 oo Liverpool lagu garaacay. Tottenham ayaa ciyaareysa finalkoodii ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":23310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23309"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23309"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23309\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}