{"id":23228,"date":"2019-05-30T18:12:07","date_gmt":"2019-05-30T17:12:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23228"},"modified":"2019-05-30T18:12:07","modified_gmt":"2019-05-30T17:12:07","slug":"aqriso-taariikhda-wakiilka-cusub-ee-qaramada-midoobe-u-fadhinaya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqriso-taariikhda-wakiilka-cusub-ee-qaramada-midoobe-u-fadhinaya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"AQRISO: Taariikhda Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobe u fadhinaya Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres, ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u soo magacaabay Wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo bedeleya Nicholas Haysom oo 1\u00addii bishii Janaayo sanadkan 2019 laga eryay dalka.<\/p>\n<p>Wakiilkan cusub, ayaa intii u dhaxeysay 2008 illaa iyo June 2011 ahaa Safiirkii Mareykanka ee dalka Jabuuti, halka bishii Agoosto sanadkii 2013 loo magacaabay Danjiraha Mareykanka ee Koongada Dimuqraadiga.<\/p>\n<p>Ninkan 56 sano jir-ka ah, maamulkii Barak Obama waxa uu ka soo noqday kaaliye ku xigeenka xoghayaha guud ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>James Swan oo dhaqanka Afrika si wanaagsan u yaqaana waxa uu bartay xiriirka caalamiga ah iyo cilmiga difaaca qaranka oo uu ka kala dhigtay Jamaacada Georgetown iyo National War College.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres, ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u soo magacaabay Wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo bedeleya Nicholas Haysom oo 1\u00addii bishii Janaayo sanadkan 2019 laga eryay dalka. Wakiilkan cusub, ayaa intii u dhaxeysay 2008 illaa iyo June 2011 ahaa Safiirkii Mareykanka ee dalka Jabuuti, halka bishii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":23229,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23228"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23228"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23228\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}