{"id":23211,"date":"2019-05-30T11:42:54","date_gmt":"2019-05-30T10:42:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23211"},"modified":"2019-05-30T11:42:54","modified_gmt":"2019-05-30T10:42:54","slug":"al-shabab-oo-weeraray-saldhigga-ciidanka-kenya-ee-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-weeraray-saldhigga-ciidanka-kenya-ee-afmadow\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo weeraray Saldhigga Ciidanka Kenya ee Afmadow."},"content":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa saaka waabarigii weerar kula jarmaaday Saldhigga Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ku sugan Afmadow ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab ay qaraxyo ku billaabeen weerarka saldhigga kaddib billaabatay rasaas toos ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Kenya ee deggan Saldhigga aya muujiyay is difaac sida ay sheegeen dadka degaanka,waxaana Goobjoogayaasha qaar ay sheegeen in Ciidamada Al-shabaab u suuragashay in ay gudaha u galaan Saldhigga Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Dagaalka uu muddo saacad ka badan socday ayaa la xaqiijiyay in Ciidamada Al-shabaab lagu qasbay in ay ka gurtaan qeybaha ay ka qabsadeen saldhigga markii ay weerar kala kulmeen Ciidamo Soomaali ah oo gurmad ugu tagay kuwa Kenya.<\/p>\n<p>Al-shabaab, Maamulka Jubaland iyo dowladda Kenya midkoodna kama hadlin dagaalka saaka ka djacay Saldhigga Ciidanka Kenya ee Afmadow.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya iyo kuwa Jubaland ayaa Al-shabaab ka qabsaday Degmada Afmadow sanadkii 2012kii\u00a0 xilligaas oo ay Ciidanka Kenya soo galeen gudaha Soomaaliya iyaga oo aan oggolaansho ka heysan Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa saaka waabarigii weerar kula jarmaaday Saldhigga Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose. Goobjoogayaal ku sugan Afmadow ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab ay qaraxyo ku billaabeen weerarka saldhigga kaddib billaabatay rasaas toos ah. Ciidanka Kenya ee deggan Saldhigga aya muujiyay is difaac sida ay sheegeen dadka degaanka,waxaana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":23212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23211"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23211"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23211\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}