{"id":23118,"date":"2019-05-29T06:26:32","date_gmt":"2019-05-29T05:26:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23118"},"modified":"2019-05-29T06:26:32","modified_gmt":"2019-05-29T05:26:32","slug":"nin-lagu-tuhmayo-gabar-lagu-dilay-gaalkacyo-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nin-lagu-tuhmayo-gabar-lagu-dilay-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Nin lagu tuhmayo Gabar lagu dilay Gaalkacyo oo la qabtay."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo dhankeeda Waqooyi ayaa sheegaya in ciidamaa ammaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay Dil habeen hore loo geystay Nimco Cumar Shire (Xuuray).<\/p>\n<p>Gabadhaan ayaa la dilay xili ay kasoo baxday Salaadda Taraawiixda, waxaana tan iyo markii la dilay socday howlgalo lagu raadinayo dadka ka dambeeyay.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Mudug iyo Hay&#8217;adaha Ammaanka ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in la qabtay nin la tuhmayo, balse baaris kadib ay soo bandhigi doonaan.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha dambi baarista Puntland ayaa bilaabay baaris ay ku sameynayaan qofka eedeysanaha ah, si hadii lagu cadeeyo loo maxkamadeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo dhankeeda Waqooyi ayaa sheegaya in ciidamaa ammaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay Dil habeen hore loo geystay Nimco Cumar Shire (Xuuray). Gabadhaan ayaa la dilay xili ay kasoo baxday Salaadda Taraawiixda, waxaana tan iyo markii la dilay socday howlgalo lagu raadinayo dadka ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":22143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23118"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23118"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23118\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}