{"id":23104,"date":"2019-05-28T18:29:30","date_gmt":"2019-05-28T17:29:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23104"},"modified":"2019-05-28T18:29:30","modified_gmt":"2019-05-28T17:29:30","slug":"duqa-cusub-ee-baladweyne-oo-qabsatay-100-maalmood-oo-waxqabad-ah-ama-xilka-baneyn-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/duqa-cusub-ee-baladweyne-oo-qabsatay-100-maalmood-oo-waxqabad-ah-ama-xilka-baneyn-doonto\/","title":{"rendered":"Duqa cusub ee Baladweyne oo qabsatay 100 maalmood oo waxqabad ah ama Xilka baneyn doonto."},"content":{"rendered":"<p>Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta lagu qabtay Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen Duqa Cusub ee Degmada Baladweyne ee shalay la Magacaabay iyo duqii hore.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Hiiraan, Xildhibaanno iyo Wasiiro ayaa goobjoog ka ahaa Booliiska.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61458433_2818841724857896_5571517505781891072_n.png?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=28598a8a2dcc2f154706832af304827c&amp;oe=5D62FA61\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Khadar Xasan Afrax duqii hore ee Magaalada Beledweyne ayaa Xafladda ka dhex sheegay in uu jiro isku dhex-yaac dhanka maamulka ah.<\/p>\n<p>Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale oo ah Duqa cusub ee Magaalada Baladweyne, isla markaana maanta xilka si rasmi ah ula wareegtay ayaa shacabka ka dalbatay in ay garab istaagaan.<\/p>\n<p>Waxa ay qabsatay 100 Maalmood oo ay la imaaneyso Waxqabad, hadii aysan dhicin ayay sheegtay in Xilka baneyn doonto.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/61674317_316830259258850_9168018837646344192_n.png?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=e20e9be6e8166a03e5d0b6843adde2b0&amp;oe=5D8C63BB\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Khadar Xasan Afrax duqii hore ee Beledweyne iyo Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale oo ah Duqa cusub<\/figcaption><\/figure>\n<p>Safiya ayaa intaa ku dartay in ay aqoon u leedahay dhanka maamulka isla markaana ay lasoo shaqeysay Duqa Muqdisho, sidoo kalena noqotay Gudoomiyaha Degmada Shibis.<\/p>\n<p>Waa Haweeneydii ugu horeysay ee Duq Magaalo ka noqota Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana Magaalada dhowr jeer isbadal aan xad lahayn lagu sameeyay Mas&#8217;uuliyiintii soo martay.<\/p>\n<p>Maamulka Hir-Shabeelle ayaa joogteeyay isbadal dhowrkii bilood ah lagu sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Magaalada Baladweyne, Odoyaasha dhaqanka ayaa caqabadda Magaalada Hiiraan heysata ku tilmaamay isbadalka daba-joogga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta lagu qabtay Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen Duqa Cusub ee Degmada Baladweyne ee shalay la Magacaabay iyo duqii hore. Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Hiiraan, Xildhibaanno iyo Wasiiro ayaa goobjoog ka ahaa Booliiska. &nbsp; Khadar Xasan Afrax duqii hore ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":23105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23104"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23104"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23104\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}