{"id":23027,"date":"2019-05-27T08:21:24","date_gmt":"2019-05-27T07:21:24","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=23027"},"modified":"2019-05-27T08:21:24","modified_gmt":"2019-05-27T07:21:24","slug":"ngolo-kante-oo-shaki-lagaliyay-ciyaaristiisa-finalka-europa-league-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ngolo-kante-oo-shaki-lagaliyay-ciyaaristiisa-finalka-europa-league-ga\/","title":{"rendered":"N\u2019Golo Kante oo shaki lagaliyay ciyaaristiisa finalka Europa League-ga."},"content":{"rendered":"<p>Laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea iyo xulka France N\u2019Golo Kante ayaa shaki la galiyay in uu ciyaarayo finalka tar-tarka Europa League-ga.<\/p>\n<p>Kante ayaa seegay kulammadii lagu soo xirayey xilli ciyaareedka horyaalka Premier League sababo dhaawac ah, laakiin xiddiga xulka qaranka France ayaa dib ugu soo laabtay tababarka.<\/p>\n<p>Markale ayaana la sheegayaa inuu ku dhaawacmay tababarka ay kooxdiisa Blues isugu diyaarinayso kulanka Gunners, waxaana ay u badan tahay inuu seegi doono kulanka Final-ka Europa League.<\/p>\n<p>Wargeyska The Mirror ayaa ku waramaya in Kante ay haatan u badan tahay inuu seegi doono kulanka Final-ka Europa League oo ay la leeyihiin Arsenal, kaddib markii uu dhaawac ka gaaray Jilibka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea iyo xulka France N\u2019Golo Kante ayaa shaki la galiyay in uu ciyaarayo finalka tar-tarka Europa League-ga. Kante ayaa seegay kulammadii lagu soo xirayey xilli ciyaareedka horyaalka Premier League sababo dhaawac ah, laakiin xiddiga xulka qaranka France ayaa dib ugu soo laabtay tababarka. Markale ayaana la sheegayaa inuu ku dhaawacmay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":23029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23027"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23027"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23027\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}