{"id":22996,"date":"2019-05-26T13:03:26","date_gmt":"2019-05-26T12:03:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=22996"},"modified":"2019-05-26T13:36:31","modified_gmt":"2019-05-26T12:36:31","slug":"wafdi-ka-socoda-bangiga-adduunka-oo-gaaray-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wafdi-ka-socoda-bangiga-adduunka-oo-gaaray-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Wafdi Ka socoda Bangiga Adduunka oo gaaray Koofur Galbeed ."},"content":{"rendered":"<p>Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka koonfur galbeed , C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,Ayaa Maanta Xafiskiisa Kullan kula qaatey Wafdi ka socoda banka Addunka ,oo ay hogaamineysay, Makiko Watanabe,oo ah Madax Mashaaricda Banka Addunka Ee Est Africa, kullanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano Madax ka socota Hay\u2019adaha ka Howlga Baydhabo, Mamulka Degmda Baydhabo,iyo Mas\u2019uuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/61110096_323802264957498_5652767644093251584_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=4b2da83321579dae6725b96561e4ad9d&amp;oe=5D662FFF\" \/><\/p>\n<p>Madax Mashaaricda Banka Addunka Ee Est Africa, Makiko Watanabe aya halkaasi ku soo bandhiktey Mashaaricyada ay ka fulin doonan Magaalada Baydhabo,oo ay ka mid tahay Sideed Waddo oo ay ka dhisi doonan Gudaha Magaalada ,Xafadaha Kuwaasi oo Muhiim u ah isu socotka dadka,iyo Gaadiidka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/61156594_323802824957442_1432553038404386816_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=d6eeb67729ceea0b554743e62f9e7f01&amp;oe=5D5F952F\" alt=\"Image may contain: 14 people, people smiling, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p>Mashuruuca dhismaha Waddooyinka ayaa waxa uu si rasmi ah ubilaaban doona Bisha April-2020-ka<br \/>\nKaa oo maal galineya banka Addunka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/61016554_323802051624186_4907546000253517824_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=25a3394246d8218508c5a17bf02eca69&amp;oe=5D98132A\" alt=\"Image may contain: 1 person, sitting\" \/><\/p>\n<p>Intaasi ka dib Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Gollaha wakiilada koonfur Galbeed Soomaalliya,Mudane C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye,Ayaa aad usoo dhaweyay ,Masharuucan dhismooyinka 8-wado Ee Banka Addunka oo ka dhisi doono Magalada Baydhabo ,kuwaasi oo Muhiim ah Isu socodka Gawaarida,iyo dadkaba.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/60879319_323802738290784_6781159297687486464_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=8fc70abbe1074a9ee36f5ef396cfb918&amp;oe=5D9CDA9C\" alt=\"Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p>Ugu dambeyn Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,ayaa Umahadceliyay Banka Addunka sida mar waliba Dowladda koonfur Galbeed ay ugarab taaganyihiin.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/60940458_323801798290878_8572753606124503040_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=b54a20a5d4d2939ec671cc20c36d790e&amp;oe=5D9CE216\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting, suit, eyeglasses and indoor\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka koonfur galbeed , C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,Ayaa Maanta Xafiskiisa Kullan kula qaatey Wafdi ka socoda banka Addunka ,oo ay hogaamineysay, Makiko Watanabe,oo ah Madax Mashaaricda Banka Addunka Ee Est Africa, kullanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano Madax ka socota Hay\u2019adaha ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":22997,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22996"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22996"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22996\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}