{"id":22968,"date":"2019-05-26T06:13:48","date_gmt":"2019-05-26T05:13:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=22968"},"modified":"2019-05-26T06:13:48","modified_gmt":"2019-05-26T05:13:48","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-gudoomiye-cusub-iyo-kuxigeenadiisa-u-soo-magacaabay-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-gudoomiye-cusub-iyo-kuxigeenadiisa-u-soo-magacaabay-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye cusub iyo kuxigeenadiisa u soo magacaabay gobolka Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C\/llaahi Deni ayaa maamul cusub u soo magacaabay gobolka Mudug, isagoo xilalkii ka qaaday maamlkii hore uga jiray gobolka.<\/p>\n<p>Sida ku cad Wareegto uu soo saaray madaxweynaha, Axmed Muuse Nuur waxaa loo soo magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, iyadoo loo sameeyay laba Gudoomiye Kuxigeen.<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose ka Aqriso Wareegtada madaxweynaha Puntland uu soo saaray:<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 27 May 25, 2019, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Guddoomiye Ku-xigeenada Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda<\/p>\n<p>Puntland.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo waaya<\/p>\n<p>aragnimadooda shaqo<\/p>\n<p>Markuu Qiimeeyey: Tala soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1.Waxaa Axmed Muuse Nuur loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>Waxaa Xasan Cabdullaahi Warsame (Wardheere) loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka Mudug.<\/li>\n<\/ol>\n<p>3.Waxaa Maxamed Xasan Xuseen (Waloore) loo magacaabay Guddoomiye Ku- Xigeenka 2aad ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li>Xeerkani wuxuu dhaqangelaya markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/li>\n<\/ol>\n<p>-DHAMMAAD-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C\/llaahi Deni ayaa maamul cusub u soo magacaabay gobolka Mudug, isagoo xilalkii ka qaaday maamlkii hore uga jiray gobolka. Sida ku cad Wareegto uu soo saaray madaxweynaha, Axmed Muuse Nuur waxaa loo soo magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug, iyadoo loo sameeyay laba Gudoomiye Kuxigeen. Halkan Hoose ka Aqriso Wareegtada madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":22969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22968"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22968"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22968\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}