{"id":22962,"date":"2019-05-25T16:55:54","date_gmt":"2019-05-25T15:55:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=22962"},"modified":"2019-05-25T16:55:54","modified_gmt":"2019-05-25T15:55:54","slug":"nisa-oo-sheegtay-iney-muqdisho-ku-qabatay-xubin-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-iney-muqdisho-ku-qabatay-xubin-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay iney Muqdisho ku qabatay xubin Shabaab ah."},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, ayaa sheegtay in howlgal gaar ah oo ay ka sameysay degmada Howlwadaag ay ku soo qabatay xubin ka tirsan Kooda Daacish, faraceeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal lagu soo daabacay Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka oo dhacay 24-kii bishan oo shalay eheyd lagu soo qabtay ninkan, kaasoo aysan shaacin magaciisa iyo waxa uu Kooxdan ka ahaa.<\/p>\n<p>\u201cHawlgal 24ka bishaan ciidamada amnigu ka fuliyey degmada hawlwadaag ee magalada Mogadisho ayaa laguso qabtay dhagarqabe katirsan ISIS. Ciidanka amnigu wuxuu siiwadi doonaa hawlgalada ka dhanka ah xubnaha argagixisada AS iyo ISIS, kuwaas oo ku hawlan dhibateynta shacabka\u201d ayaa lagu yiri qoraalka NISA.<\/p>\n<p>Hay&#8217;ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ma bixin faah faahin intaasi ka dheeri ah, iyadoo sheegtay iney sii wadeyso howlgalada ka dhanka ah Shabaab iyo Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, ayaa sheegtay in howlgal gaar ah oo ay ka sameysay degmada Howlwadaag ay ku soo qabatay xubin ka tirsan Kooda Daacish, faraceeda Soomaaliya. Qoraal lagu soo daabacay Twitter-ka NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka oo dhacay 24-kii bishan oo shalay eheyd lagu soo qabtay ninkan, kaasoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":1677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22962"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22962"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22962\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}