{"id":2264,"date":"2018-07-24T08:36:28","date_gmt":"2018-07-24T07:36:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2264"},"modified":"2018-07-24T08:36:28","modified_gmt":"2018-07-24T07:36:28","slug":"dab-50-qof-ku-dilay-giriiggasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dab-50-qof-ku-dilay-giriiggasawirro\/","title":{"rendered":"Dab 50 Qof ku dilay Giriigga,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Giriigga ayaa sheegtay in 50 Qof ay dhinteen iyada oo uu socdo gurmad xoog leh oo lagu doonayo in lagu damiyo dab ka socda meel u dhow caasimadda Athens.<\/p>\n<p>Waaxda Gurmadka deg degga ah waxaa ay sheegeysaa in Tuulooyinka qaar ay bas beeleen islamarkaana dadka dhintay ay tiradoodu gaartay 50 Qof oo dhimasho ah.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Bisha Cas ee Giriigga ayaa sheegtay in meydka 26 Qof oo gubtay laga helay degaanka\u00a0Rafina,taas oo sare u qaaday tirada dadka ku dhintay Dabka socda.<\/p>\n<p>150 qof oo kale ayaa la sheegayaa in ay dhaawacyihiin,waxaa hakad galay dhamaan isu socodkii iyada oo uu dab xoog leh hada gaaray.<\/p>\n<p>Diyaaraaha Helicopters-ka ah ayaa la arkayaa iyaga oo hawada biyo ka soo tuuraya si ay u damiyaan dabka.<\/p>\n<p>Dabka ayaa Isniintii ka biloowday Tuulada\u00a0Kineta, oo \u00a055kM u jirta Athens,waxaana uu ku baahayaa Gobollo iyo magaalooyin kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Di2mWuTUYAA88av.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Di2mYEXUwAACJWb.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Di2mYE7UYAEalj9.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Di2mYDyUUAAoIuv.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/24\/2a5706153785428891eedfb3e603729e_18.jpg\" alt=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/24\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/23\/23328d657b834a158e17e87bc9f1f1a8_18.jpg\" alt=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/mritems\/Images\/2018\/7\/23\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Giriigga ayaa sheegtay in 50 Qof ay dhinteen iyada oo uu socdo gurmad xoog leh oo lagu doonayo in lagu damiyo dab ka socda meel u dhow caasimadda Athens. Waaxda Gurmadka deg degga ah waxaa ay sheegeysaa in Tuulooyinka qaar ay bas beeleen islamarkaana dadka dhintay ay tiradoodu gaartay 50 Qof oo dhimasho ah&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2265,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2264"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2264"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2264\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}