{"id":21634,"date":"2019-05-01T11:04:51","date_gmt":"2019-05-01T10:04:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21634"},"modified":"2019-05-01T11:15:42","modified_gmt":"2019-05-01T10:15:42","slug":"saraakiisha-dowladda-oo-sheegay-in-rag-ka-tirsan-al-shabaab-iska-dhiibeen-dolowsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/saraakiisha-dowladda-oo-sheegay-in-rag-ka-tirsan-al-shabaab-iska-dhiibeen-dolowsawirro\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Dowladda oo sheegay in Rag ka tirsan Al-shabaab iska dhiibeen Dolow,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in labo ka tirsan AL-shabaab ay iska dhiibeen halkaas.<\/p>\n<p>Labada qof ee iska dhiibtay Dolow\u00a0waxaa lagu kala magaacaa Farxaan Cabdi Maxamuud iyo Cabdullaahi Maxamed Maxamuud.<\/p>\n<figure style=\"width: 712px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D5eRQLCWAAAqsrA.jpg\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"474\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Labada qof ee iska dhiibay Doolow iyo sarkaal ka tirsan Ciidanka Dowladda<\/figcaption><\/figure>\n<p>C\/Wahaab Axmed oo Al-shabaab u qaabilsanaa Dacwada ayaa shalay iska dhiibay Garbahaarrey sida ay sheegeen Ciidamada Dowladda.<\/p>\n<figure style=\"width: 712px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D5eRQLCW0AUBitj.jpg\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"474\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Labo Qori oo AK47 ah oo ay wateen wiilasha isdhiibay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Sidoo kale Saaka ayaa labo ka mid ah Al-shabaab waxaa ay iska dhiibeen Degmada Dolow ee Gobolka Gedo,kuwaas oo watay Labo qori oo AK47 ah.<\/p>\n<figure style=\"width: 712px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/D5djcv8WsAAlcd1.jpg\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"534\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">C\/Naasir Maxamed iyo Cali Dhuux, oo iska dhiibay Baladweyne.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhinaca kale saraakiisha Ciidamada Dowladda ayaa sheegay in labo qof oo dhallinyaro ah kana tirsanaa Al-shabaab ay iska dhiibeen magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in labo ka tirsan AL-shabaab ay iska dhiibeen halkaas. Labada qof ee iska dhiibtay Dolow\u00a0waxaa lagu kala magaacaa Farxaan Cabdi Maxamuud iyo Cabdullaahi Maxamed Maxamuud. C\/Wahaab Axmed oo Al-shabaab u qaabilsanaa Dacwada ayaa shalay iska dhiibay Garbahaarrey sida ay sheegeen Ciidamada Dowladda. Sidoo kale&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21634"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21634"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21634\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}