{"id":21609,"date":"2019-05-01T06:05:54","date_gmt":"2019-05-01T05:05:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21609"},"modified":"2019-05-01T06:05:54","modified_gmt":"2019-05-01T05:05:54","slug":"wasiir-warfaa-dowladda-sanadkan-waxaa-ay-sameyn-doontaa-shaqo-abuur-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-warfaa-dowladda-sanadkan-waxaa-ay-sameyn-doontaa-shaqo-abuur-badan\/","title":{"rendered":"Wasiir Warfaa: \u201cdowladda sanadkan waxaa ay sameyn doontaa shaqo abuur badan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xirsi warfaa oo ka hadlayay Maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan maanta ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed shaqo abuur loo sameynayo.<\/p>\n<p>Hal ku dhigga sanadkaan waxa uu sheegay in uu yahay &#8220;Mideynta shaqaalaha, si loo hormariyo Bulshada iyo Dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasiir Sadiiq ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go&#8217;an tahay, shaqo u sameynta dhalinyarada oo ah hogaanka Mustaqbalka.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray in Soomaaliya ay hiigsaneyso sidii ay ugu soo kaban lahayd dhibaatada shaqo la&#8217;aanta, wadada loo mari karo ayuu sheegay in ay tahay shaqo abuur loo sameeyo dhalinyarada.<\/p>\n<p>Sadiiq Xirsi Warfaa Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa sheegay in door muuqda ay dhalinyarada ku leeyihiin hormarinta dalka, sidaas awgeed ay u baahan yihiin in shaqo loo abuuro, si ay noloshooda ugu kaafiyaan.<\/p>\n<p>Shaqaalaha Soomaaliyeed waxa uu ka codsaday in ay gacmaha isku qabsadaan sidii ay ugu run sheegi lahaayeen shaqooyinka ay hayaan, si ay u tiigsadaan horumar iyo isbadal dalka u horseeda in dhaqaale wanaagsan uu yeesho sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>1-da bisha May sanad waliba waxaa dunida looga dabaal degaa maalinta shaqaale weynaha adduunka, waxaa laga fasaxaa goobaha ay ka shaqeeyaan, si ay ehelkooda maalintaan waqtigooda kula qaataan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xirsi warfaa oo ka hadlayay Maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan maanta ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed shaqo abuur loo sameynayo. Hal ku dhigga sanadkaan waxa uu sheegay in uu yahay &#8220;Mideynta shaqaalaha, si loo hormariyo Bulshada iyo Dhaqaalaha. Wasiir Sadiiq ayaa sheegay in Dowladda Federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21609"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21609"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21609\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}