{"id":21605,"date":"2019-05-01T06:03:13","date_gmt":"2019-05-01T05:03:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21605"},"modified":"2019-05-01T06:03:13","modified_gmt":"2019-05-01T05:03:13","slug":"waare-oo-safiirrada-uk-iyo-sweden-kala-hadlay-mashaariicda-iyo-dhismaha-booliska-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/waare-oo-safiirrada-uk-iyo-sweden-kala-hadlay-mashaariicda-iyo-dhismaha-booliska-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Waare oo safiirrada UK iyo Sweden kala hadlay mashaariicda iyo dhismaha Booliska Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjirayaasha Dalalka UK iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka uu Waare la qaatay labada danjire ayaa waxaa uu kala hadlay xaaladaha ka jira degaannada Hirshabeelle ee u baahan waxka qabashada.<\/p>\n<figure id=\"attachment_21607\" aria-describedby=\"caption-attachment-21607\" style=\"width: 699px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\" wp-image-21607\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare1.jpg\" alt=\"\" width=\"699\" height=\"1441\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare1.jpg 524w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare1-146x300.jpg 146w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare1-497x1024.jpg 497w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare1-204x420.jpg 204w\" sizes=\"(max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-21607\" class=\"wp-caption-text\">Andreas Von Vexkull iyo Maxamed Cabdi Waare.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Daniiraha Dalka Sweden ee Soomaaliya\u00a0Ambassador Andreas Von Vexkull iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa ka wada hadlay\u00a0maalgelinta Ganacsiga oo daymo la siiyo- Mashruuca Shuraka oo ay fuliyaan bangiyada Dalka sida Dahabshil, Horumarinta dhallinyarada, haweenka, iyo taakulaynta Mashruuca cadaaladda, taasi oo wax badan ka tareyso Horumarka Hirshabelle.<\/p>\n<figure id=\"attachment_21606\" aria-describedby=\"caption-attachment-21606\" style=\"width: 1024px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-21606\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare-300x225.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare-768x576.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare-80x60.jpg 80w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare-265x198.jpg 265w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare-696x522.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Waare-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-21606\" class=\"wp-caption-text\">Ben Fender, iyo Maxamed Cabdi Waare.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhinaca kale waxaa uu la kulmay Danjiraha UK ee Soomaaliya\u00a0Ambassador Ben Fender,waxaa ay ka wadahadleen tababarka Booliska loo dhanyahay iyada oo dufcaddii labaad ee Booliska Hirshabeelle dhawaan la xareeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjirayaasha Dalalka UK iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya. Kulanka uu Waare la qaatay labada danjire ayaa waxaa uu kala hadlay xaaladaha ka jira degaannada Hirshabeelle ee u baahan waxka qabashada. Daniiraha Dalka Sweden ee Soomaaliya\u00a0Ambassador Andreas Von Vexkull iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21605"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21605"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21605\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}