{"id":21603,"date":"2019-05-01T05:40:06","date_gmt":"2019-05-01T04:40:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21603"},"modified":"2019-05-01T05:40:06","modified_gmt":"2019-05-01T04:40:06","slug":"kenya-oo-u-hanjabtay-dadka-deggan-gobolka-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-u-hanjabtay-dadka-deggan-gobolka-soomaalida\/","title":{"rendered":"Kenya oo u hanjabtay Dadka deggan Gobolka Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay tallaabo adag ka qaadeyso dadweynaha xiriirka la leh Al-shabaabka dagaallada iyo afduubka ka geysta Gobolka Soomaalida.<\/p>\n<p>Maxamuud Biriq oo ah madaxa amniga Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in dadka shaqsiyaadka ama kooxaha taageerada farsamo u fidiya ay wajihi doonaan awoodda sharciga Kenya.<\/p>\n<p>Maxamud waxaa uu sheegay in dhawaan Ciidamada oo Roondo ka sameynayay Keynta Boonu ay gacanta ku dhigeen 20 caagadaha Jiirigaannada ah oo Cunto laga buuxiyay kuwaas oo dhulka lagu qariyay.<\/p>\n<p>Biriq ayaa sheegay in jirigaannada ay ku jireen Saliid, Sokor, Bariis, Digir iyo cuntooyin kale,kuwaas oo uu sheegay in shaqsiyaad degaanka ah ay u qarinayeen AL-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa uu maamullada degaanka u sheegay in ay yihiin Indhaha dowladda,waxaana uu ka dalbaday in ay feejignaan dheeraad ah muujiyaan.<\/p>\n<p>Maxamuud ayaa intaas ku daray in Al-shabaab ay ka faa&#8217;ideystaan xilli roobaadka oo ay fursad u helaan in dhul ballaaran ay ku lugeeyaan maaddaama Ciidamada dowladda aysan gaari karinwaddooyinka qaar ee burbursan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay tallaabo adag ka qaadeyso dadweynaha xiriirka la leh Al-shabaabka dagaallada iyo afduubka ka geysta Gobolka Soomaalida. Maxamuud Biriq oo ah madaxa amniga Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in dadka shaqsiyaadka ama kooxaha taageerada farsamo u fidiya ay wajihi doonaan awoodda sharciga Kenya. Maxamud waxaa uu sheegay in dhawaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21596,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21603"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21603"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21603\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}