{"id":21465,"date":"2019-04-28T19:17:19","date_gmt":"2019-04-28T18:17:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21465"},"modified":"2019-04-28T19:17:19","modified_gmt":"2019-04-28T18:17:19","slug":"danjiraha-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-sare-ee-hir-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/danjiraha-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-la-kulmay-madaxda-sare-ee-hir-shabeelle\/","title":{"rendered":"Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda sare ee Hir-Shabeelle."},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Tamamota ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeebelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Sheekh Cusmaan Barre.<\/p>\n<p>Inta kulanka uu socday waxa ay labada dhinac ugu wada hadleen dhinacyada Amniga, taageerista Mareykanka ee Hir-Shabeelle iyo hormarinta deegaanada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay kawada hadleen Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya iyo saddexda mas&#8217;uul ugu sareyso Maamulka Hir-Shabeelle hormarinta wax soosaarka Beeraha, gaar ahaan Dalagyada, Bariiska, Sisinta, Looska dhiiragelinta wax soo saarka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa Danjire Yamamota ka dalbaday in uu kaalin wanaagsan ka qaato sidii Mashaariic shaqo abuur ah loogu sameyn lahaa dhalinyarada shaqo la&#8217;aanta ku heysata Deegaanada Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Ambassador Yamamota ayaa dhowaan Magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Galmudug oo ay kala hadleen kaalmada Soomaaliya ee Dowladda Federaalka loosoo mariyo iyo codsiyo gaar ah oo ay u dirsadeen.<\/p>\n<p>Donald Yamamota Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaq siyaasadeed ka wada Soomaaliya, isaga oo kordhiyay kulamada uu la qaadanayo Madaxda heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Tamamota ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeebelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Sheekh Cusmaan Barre. Inta kulanka uu socday waxa ay labada dhinac ugu wada hadleen dhinacyada Amniga, taageerista Mareykanka ee Hir-Shabeelle iyo hormarinta deegaanada. Sidoo kale waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21465"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21465"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21465\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}