{"id":21445,"date":"2019-04-28T10:08:09","date_gmt":"2019-04-28T09:08:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21445"},"modified":"2019-04-28T10:15:08","modified_gmt":"2019-04-28T09:15:08","slug":"qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-muqdisho-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-muqdisho-2\/","title":{"rendered":"Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Waydow ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in barqanimadii maanta\u00a0 halkaasi uu ka dhacay Qarax miino oo gaystay Khasaare.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa Mustaqbal u sheegay in 7-ruux ay ku dhaawacmeen oo 4-kamid ah dadkaas ay ahaayeen Ciidamo Militari ah oo gaarnaa Gaariga la qarxiyay, halka 3-da kale ay ahaayeen shacab.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa miino la dhigay wadada dhinaceeda, waxaana lala eegtay Gaari kuwa dagaalka ah ee Ciidamada Dowladda ee loo yaqaan Cabdi bile oo maraayay meesha.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa riday rasaas qaraxa kadib, lamana soo sheegin khasaare ay geystay, maadaama dadkii goobta ka dhawaa qaraxa kadib ay baxsadeen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in gaarigii Cabdi bilaha uu sii cararay, waxaana gaariga gaaray firir ka dhashay Qaraxa, iyadoo lagu qaaday askarta dhaawaca soo gaaray.<\/p>\n<p>Dhaawacyada askarta ayay wararku sheegayaan in ay liiteen oo ay dhiig baxeen kahor inta aan goobta laga qaadin.<\/p>\n<p>Halka qaraxa uu ka dhacay ee Weedow waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay qaraxyo u badan Miinada dhulka lagu aaso, waxaana inta badan lala eeganayay Gawaarida Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM ee ku safra wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Waydow ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in barqanimadii maanta\u00a0 halkaasi uu ka dhacay Qarax miino oo gaystay Khasaare. Dadka deegaanka ayaa Mustaqbal u sheegay in 7-ruux ay ku dhaawacmeen oo 4-kamid ah dadkaas ay ahaayeen Ciidamo Militari ah oo gaarnaa Gaariga la qarxiyay, halka 3-da kale ay ahaayeen shacab&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":1364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21445"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21445"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21445\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}