{"id":21442,"date":"2019-04-28T08:10:20","date_gmt":"2019-04-28T07:10:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21442"},"modified":"2019-04-28T08:10:20","modified_gmt":"2019-04-28T07:10:20","slug":"amisom-oo-beenisay-in-laga-qabsaday-sabiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amisom-oo-beenisay-in-laga-qabsaday-sabiid\/","title":{"rendered":"AMISOM oo beenisay in laga qabsaday Sabiid"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ay been abuur tahay in Al-shabaab ay gacanta ku dhigeen degaanka Sabiid ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa Habeen hore weerar ku qaaday Saldhigyada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee degaannada Sabiid iyo Caanoole.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in qabsashada Sabiid iyo Caanoole ay xanuun ku tahay Al-shabaab iyo taageerayaashooda warar been ahna faafinayaan.<\/p>\n<p>AMISOM waxaa ay sheegtay in degaanka Sabiid ay si buuxda u maamulaan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo taageera ka helaya AMISOM.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ay degaanada Sabiid iyo Caanoole ka saareen Al-shabaab 1dii Bishan April.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ay been abuur tahay in Al-shabaab ay gacanta ku dhigeen degaanka Sabiid ee Gobolka Shabeellaha hoose. Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa Habeen hore weerar ku qaaday Saldhigyada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee degaannada Sabiid iyo Caanoole. Warka ka soo baxay AMISOM ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21442"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21442"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21442\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}