{"id":21408,"date":"2019-04-27T13:26:36","date_gmt":"2019-04-27T12:26:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21408"},"modified":"2019-04-27T13:26:36","modified_gmt":"2019-04-27T12:26:36","slug":"gudoomiyaha-marka-oo-dalbaday-in-la-caawiyo-shacabka-ku-nool-duleedka-degmadaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gudoomiyaha-marka-oo-dalbaday-in-la-caawiyo-shacabka-ku-nool-duleedka-degmadaasi\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Marka oo dalbaday in la caawiyo shacabka ku nool duleedka Degmadaasi."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Magaalada Marka Cabdullahi cali Axmed (Waafoow) ayaa Maanta Booqasho Ku tagay Deegaanka Cismaan-Quule ee duleedka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Gudoomiye Waafoow ayaa goob fagaare ah ku hadlay bulshada Deegaanka Cismaan-quule oo ka mid ah deegaanada ku teedsan Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Gudoomiye Waafoow oo qudbad u jeediyay shacabka soo dhaweeyay ayaa u sheegay in Shacabka Deegaanka Cismaan-quule ay yihiin shacab jecel Nabadda iyo Dawladnimada waxa uuna u balan qaaday in uu wax badan ka qaban Doono Waxyaabaha ay ka cabanayaan Shacabka Deegaankaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiye Waafoow ayaa Hay&#8217;adaha Deeq bixiyeyaasha iyo Dawladda Somalia ka codsaday in Si deg deg ah ay ugu soo Gurmadaan Shacabka Dhibaateysan ee ku dhaqan Deegaankaasi.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka oo u hadlay Shacabka Deegaanka ayaa sheegay in ay jiraan Dhibaatooyin kala duwan oo dhanka Nolosha ah oo ka jira Deegaankooda waxayna sheegeyn in maamulka Magaalada Marka iyo guud ahaan Dawladda ay ka codsanayaan in wax laga qabto Xaalada Nololeed ee deegaankaasi ka jirta.<\/p>\n<p>Magaalada Marka iyo deegaanada hoos taga waxaa go\u2019doomiyay Al Shabaab inta badan deegaanada Miyigaa ee u dhow Marka gacanta ku haya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Magaalada Marka Cabdullahi cali Axmed (Waafoow) ayaa Maanta Booqasho Ku tagay Deegaanka Cismaan-Quule ee duleedka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose. Gudoomiye Waafoow ayaa goob fagaare ah ku hadlay bulshada Deegaanka Cismaan-quule oo ka mid ah deegaanada ku teedsan Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Gudoomiye Waafoow oo qudbad u jeediyay shacabka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":21409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21408"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21408\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}