{"id":21403,"date":"2019-04-27T12:20:17","date_gmt":"2019-04-27T11:20:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21403"},"modified":"2019-04-27T12:20:17","modified_gmt":"2019-04-27T11:20:17","slug":"nuur-siidow-oo-ku-guuleystay-kursigii-uu-ka-geeriyooday-korneyl-ruush","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nuur-siidow-oo-ku-guuleystay-kursigii-uu-ka-geeriyooday-korneyl-ruush\/","title":{"rendered":"Nuur Siidow oo ku guuleystay kursigii uu ka geeriyooday Korneyl Ruush"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba waxaa ka dhacday doorashada kursigii 2aad ee doorasho 3 kursi ahayd oo maanta ka dhaceysay halkaas.<\/p>\n<p>Kursigii hore waxaa ku guuleystay Cali Afgooye oo u tartamay Kursigii uu banneeyay Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen.<\/p>\n<p>Kursiga 2aad waxaa ku soo baxay Nuur Siidow Baaba Xasan,kursigan waxaa ka geeriyooday Marxuum Axmed Mayow Cabdulle ( Korneyl Ruush ).<\/p>\n<p>Nuur Siidow waxaa uu helay 48 cod,Fiqi Cabdullahi oo la tartamay waxaa uu helay hal cod halka cod kalena uu xumaaday.<\/p>\n<p>Doorashada Kursigii uu iska casilay Madaxweynaha hadda ee Koofur Galbeed C\/Casiis Lafta gareen ayaa dhiman saddexda Kursi ee lagu talagalay in maanta lagu buuxiyo Baydhaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba waxaa ka dhacday doorashada kursigii 2aad ee doorasho 3 kursi ahayd oo maanta ka dhaceysay halkaas. Kursigii hore waxaa ku guuleystay Cali Afgooye oo u tartamay Kursigii uu banneeyay Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen. Kursiga 2aad waxaa ku soo baxay Nuur Siidow Baaba Xasan,kursigan waxaa ka geeriyooday Marxuum Axmed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21403"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21403"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21403\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}