{"id":21167,"date":"2019-04-24T05:12:33","date_gmt":"2019-04-24T04:12:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21167"},"modified":"2019-04-24T05:14:22","modified_gmt":"2019-04-24T04:14:22","slug":"somaliya-howlgalka-la-dagaallanka-burcad-badeedda-oo-sheegay-in-uu-fashiliyay-labo-weerar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliya-howlgalka-la-dagaallanka-burcad-badeedda-oo-sheegay-in-uu-fashiliyay-labo-weerar\/","title":{"rendered":"Somaliya: Howlgalka la dagaallanka Burcad Badeedda oo sheegay in uu fashiliyay labo weerar"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Europe ee la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sheegay in ay fashiliyeen labo weerar oo kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ah ay u geysteen doomo Kalluumeysi oo marayay Xeebaha SOomaaliya.<\/p>\n<p>Weerarkaas ayaa dhacay Axaddii la soo dhaafay waxaana Kooxaha Burcad Badeedda ay isku dayeen in ay weeraraan Doomaha kala ah;\u00a0Adria iyo Txori Argi, waxaana lagu weeraray meel 280NM u jirta Xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howlgalka Midowga Europe ayaa sheegay in Doomaha Kalluumeysi laftooda ay wateen ilaalo hubeysan taas oo qeyb ka qaadatay in la fashiliyo weerarka.<\/p>\n<p>Doomaha ay ku weerar tageen Kooxaha Burcad Badeedda ah ayaa la xaqiijiyay in Todobaadkii hore laga qafaashay Xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbixin ay soo saareen howlgalka la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ee Midowga Europe ayaa waxaa Doomaha iyo Maraakiibta adeegsanaya Biyaha Soomaaliya kuwa u dhow lagu faray in ay xoojiyaan ilaaladooda hubeysan si ay isu difaacaan haddii la weeraro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Europe ee la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sheegay in ay fashiliyeen labo weerar oo kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ah ay u geysteen doomo Kalluumeysi oo marayay Xeebaha SOomaaliya. Weerarkaas ayaa dhacay Axaddii la soo dhaafay waxaana Kooxaha Burcad Badeedda ay isku dayeen in ay weeraraan Doomaha kala ah;\u00a0Adria iyo Txori Argi, waxaana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21168,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21167"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21167"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21167\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}