{"id":21142,"date":"2019-04-23T11:24:26","date_gmt":"2019-04-23T10:24:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=21142"},"modified":"2019-04-23T11:24:26","modified_gmt":"2019-04-23T10:24:26","slug":"sucuudiga-oo-70-imaam-u-diraya-caalamka-si-ay-u-dujiyaan-salaadaha-taraawiixda-iyo-tahajudka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sucuudiga-oo-70-imaam-u-diraya-caalamka-si-ay-u-dujiyaan-salaadaha-taraawiixda-iyo-tahajudka\/","title":{"rendered":"Sucuudiga oo 70 Imaam u diraya Caalamka si ay u dujiyaan salaadaha Taraawiixda iyo Tahajudka."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Dalka Sucuudiga ayaa meel marisay ama saxiixday in 70 Imaam oo dalkaas ka soo jeeda loo diro Caalamka si ay u dujiyaan Salaadaha \u00a0Taraawiixda \u00a0iyo Tahajudka xilliga Ramadaanka.<\/p>\n<p>Imaamyada 70ka ah waxaa loo dirayaa 35 Dal oo ka mid ah Dunida Muslimka,waxaana ay faafin doonaan Islaamka dhex dhexaadka ah sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda.<\/p>\n<p>C\/Ladiif Al-Sheekh oo ah Wasiirka Diinta iyo arrimaha Islaamka ee Sucuudiga ayaa sheegay in arrintaas ay dowladda u sameysay si ay u taageerto Dalalka Muslimiinta ah ee Caalamka.<\/p>\n<p>Wasiir C\/Ladiif ayaa la kulmay Imaamyadaas,waxaa uu ka codsaday in ay noqdaan danjirayaal wanaagsan oo ka shaqeeya danaha Islaamka .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Dalka Sucuudiga ayaa meel marisay ama saxiixday in 70 Imaam oo dalkaas ka soo jeeda loo diro Caalamka si ay u dujiyaan Salaadaha \u00a0Taraawiixda \u00a0iyo Tahajudka xilliga Ramadaanka. Imaamyada 70ka ah waxaa loo dirayaa 35 Dal oo ka mid ah Dunida Muslimka,waxaana ay faafin doonaan Islaamka dhex dhexaadka ah sida lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":21143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21142"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21142"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21142\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/21143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}